Jabuuti (Raxanreeb ) Itoobiya iyo Jabuuti ayaa ku heshiiyey in ay is dhaafsadaan saamiyo ay ku leeyihiin ganacsiyo dowladeed oo istiraatijiyad ah oo ay ku jiraan shirkadaha diyaaradaha, dekedaha iyo kuwa isgaarsiinta, iyadoo dalalka deriska ah ee Geeska Afrika ay wadaan is-dhexgal dhaqaale oo qoto dheer. Heshiiska waxaa ku jiri doona is dhaafsiga saamiyada shirkadda...
Month: October 2023
Haddii Puntland dagaal uu ka dhaco yaa faa’idaya ?
Garoowe (Raxanreeb ) Uma jeedno dad fiiro dheer leh oo qiimayn kara meesha loo socdo iyo waxa laga yeelayo hadii xukunka laysku qabsado ama kan kursiga fadhiyaa damco inuu xoog cid ku muquuniyo. Puntland maanta waxaa ka jira Nugayl amni,mid dhaqaale iyo mid Siyaasaded.Sidaa darteed hadii xabadu qoriga afkiisa ka baxdo waxaan been ahayn inaanay...
MD Xasan oo wajahaya culays doorasho oo kaga imaanaya mucaaradka huursan.
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa doonaya in laga guuro hannaanka dhismaha ee Dowladda Soomaaliya ay u dhisan tahay. Qorshaha Madaxwayne Xasan uu doonayo in meesha looga saaro awooda Ra’ iisulwasaaraha iyo in la unko laba xisbi oo hoggaanka ku loolamaya ayaa si aad ah loo diidan yahay. Madax hore iyo...
22 qof oo toogasho lagu dilay Mareykanka
Ugu yaraan 22 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen in ka badan 60 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii nin hubeysan uu toogasho ka geystay gobolka Maine ee waqooyi bari ee dalka Mareykanka.
Mike Johnson oo loo doortay Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka
Aqalka Wakiillada Maraykanka ayaa Arbacadii u doortay Mike Johnson oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, isla markaana aan laheyn khibrad ku filan ee hoggaamineed inuu noqdo Afhayeenka Aqalka, kadib saddex toddobaad oo guddoon la'aan ah.
Xasan Sheekh iyo Midowga Yurub oo ka wadahadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qaybgalayo shirka Midowga Yurub iyo waddamada soo koraya, ayaa maanta la kulmay madaxweynaha Midowga Yurub Charles Michel, iyaga oo ka wadahadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
QM oo dalbatay in Punland lagu soo celiyo Golaha Wadatashiga
Wakiika gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Catriona Laing oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay arrimo ku aadan khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo Puntland.
Al-Shabaab oo la wareegtay deegaan ka tirsan Hirshabeelle
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyay xubnaha Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu ka dhacay galbeedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi, kaas oo khasaare dhaliyay.
Kenyan MP censured for wearing Palestine scarf
A Kenyan MP was ordered to remove a traditional Palestinian scarf he was wearing during parliamentary proceedings on Wednesday. Farah Maalim said he was wearing the scarf in solidarity with Palestinians in Gaza, amid the ongoing conflict between Israel and the Palestinian Islamist group Hamas. He said Palestine “needs support of everybody in Kenya”. But...
WHO scales up response to tackle cholera in Somalia amid heavy rains
The WHO said Somalia has had uninterrupted cholera transmission in 29 drought-affected districts since 2022 and in the Banadir region since the drought of 2017. A total of 14,191 suspected cases of cholera including 38 associated deaths were reported from 29 districts of Somalia since January “WHO and health partners are scaling up the implementation...







