Day: February 14, 2024

Home » Archives for February 14, 2024
VEDIO : Gobolka Banadir oo diiday in la xirto Facemask & koofiyad
Post

VEDIO : Gobolka Banadir oo diiday in la xirto Facemask & koofiyad

Muqdisho (Raxanreeb ) –Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho laga mamnuucay isticmaalka Af xirka si loo xaqiijiyo amniga caasimadda. Wareego ka soo baxday  duqa magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in aan la ogolaan doonin sidoo kale in hub lala raaco  Bajaajta iyo mootada Vikon Maamulka waxa u sheegay in talaabo laga qaadi doono...

Dhallinyaro lagu dilay magaalada Garoowe oo shaki badan abuuray.
Post

Dhallinyaro lagu dilay magaalada Garoowe oo shaki badan abuuray.

Garoowe (Raxanreeb ) – Koox hubaysan ayaa  magaalada Garoowe ee Puntland waxa ay ku toogteen labo ka mid ah dhallinyarada magaaladaas. Sharmaarke Ismaaciil Weyrax iyo Cabdifataax Cabdiraxmaan Diiriye (Shuuqe) ayaa lagu kala sheegay magacyada labada dhalinyarada ah ee lagu diley bariga magaalada Garoowe. Saraakiil amni ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan ku aadan inay ogaadaan...

Post

Kenya cautious as Somalia makes inroads into EAC

The formal admission of Somalia into the East African Community has elicited mixed feelings in the region, with immediate neighbour Kenya seen to remain cautious about opening its borders. Somalia was formally admitted to the EAC on November 24, after the Summit of the East African Community Heads of State at their 23rd Ordinary Meeting...

PUNTLAND : Rabashadaha ka dhasha mushaar la’aanta ciidanka oo sii kordhaya.
Post

PUNTLAND : Rabashadaha ka dhasha mushaar la’aanta ciidanka oo sii kordhaya.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland iyo magaalooyinka kale ee maamulkaas waxaa ku soo badanaya ciidamada ka gadoodsan la’aanta mushaaraadkooda. Maanta ciidamo waayay mushaarkooda  in mudda ah ayaa gabi ahaan waxa ay xirteen waddooyin muhiim ah oo ka mid ka mid ah magaalada  Garoowe sida ay sheegayaan goobjoogayaal halkaas ku sugan. Ciidanka gadoodsan ayaa...

Ahmed Madoobe muxuu ka gali karaa khilaafka Xasan Sheekh iyo Saciid DENI ?
Post

Ahmed Madoobe muxuu ka gali karaa khilaafka Xasan Sheekh iyo Saciid DENI ?

Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya   iyo madaxwaynaha Jubbaland ayaa ku kulmaya magaalada Kismaayo si ay uga hadlaan xaaladda dalka uu ku jiro iyo khilaafka soo kordhay. Ciidamo aad u farabadan ayaa lagu arkayaa gudaha magaalada, kuwaasi oo sugaya ammaanka, inta madaxwaynaha uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose. Madaxwaynaha  Soomaaliya ayaa ...