The formal admission of Somalia into the East African Community has elicited mixed feelings in the region, with immediate neighbour Kenya seen to remain cautious about opening its borders. Somalia was formally admitted to the EAC on November 24, after the Summit of the East African Community Heads of State at their 23rd Ordinary Meeting...
Month: February 2024
PUNTLAND : Rabashadaha ka dhasha mushaar la’aanta ciidanka oo sii kordhaya.
Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe ee Puntland iyo magaalooyinka kale ee maamulkaas waxaa ku soo badanaya ciidamada ka gadoodsan la’aanta mushaaraadkooda. Maanta ciidamo waayay mushaarkooda in mudda ah ayaa gabi ahaan waxa ay xirteen waddooyin muhiim ah oo ka mid ka mid ah magaalada Garoowe sida ay sheegayaan goobjoogayaal halkaas ku sugan. Ciidanka gadoodsan ayaa...
Ahmed Madoobe muxuu ka gali karaa khilaafka Xasan Sheekh iyo Saciid DENI ?
Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya iyo madaxwaynaha Jubbaland ayaa ku kulmaya magaalada Kismaayo si ay uga hadlaan xaaladda dalka uu ku jiro iyo khilaafka soo kordhay. Ciidamo aad u farabadan ayaa lagu arkayaa gudaha magaalada, kuwaasi oo sugaya ammaanka, inta madaxwaynaha uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ...
Hay’adda duulista Soomaaliyeed: Waxba iskama baddelin maamulka hawada
War saxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in aysan waxba iska baddalin “mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, ayna masu'ul ka tahay Dawladda Federaalka Soomaaliya”.
Ciidamada Itoobiya oo 45 qof oo rayid ah ku dilay gobolka Amxaarada: EHRC
Ciidamada ammaanka dowladda Itoobiya ayaa 45 qof oo rayid ah ku dilay “xasuuq” ka dhacay gobolka Amxaara, dabayaaqadii Janaayo, waxaa sidaas maanta sheegay Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqda Aadanaha Itoobiya (EHCR) ee dowladda ku xiran.
Fashilka gogoshii dib u heshiisiinta & diidmada qorshaha Villa Somalia.
Garoowe (Raxanreeb ) Villa Soomaaliya oo galangal ugu jirta wax ka bedelka Dastuurka ayaa dalka ku keentay culays siyaasadeed oo aan la saadalin karin halka ay salka dhigan doonto sanadaha soo socda. Puntland iyo madax horeba waxa ay ku tilamameen qorshaha mid lagu doonayo in lagu majaxaabiyo dowlad dhiska Soomaaliyeed oo hadba meel laga soo...
Ahmiyadda maalinta raadiyaha aduunka ay leedahay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta dunida waxaa laga xusayaa maalinta raadiyaha adduunka, waana maalin sida ay sheegayso hay’adda Qaramada Midoobey ee tacliinta iyo hiddaha ee UNESCO, loo asteeyay in la maamuuso raadiyaha. Ujeedada ayaa ah in la horumariyo xiriirada caalamiga ee u dhaxeeya shirkadaha warbaahineed isla markaana loo dhiirigeliyo in idaacado hor leh, gaar ahaanna ku...
Dhul Dowladdu ay sheegtay in laga guuro oo dab uu qabsaday.
Muqdisho (Raxanreeb ) Xilli saq dheexe ah waxaa dab uu ka kacay goobo ganacsi oo ku teedsan dhul u dhaw xarunta dam damiska ee magaalada Muqdisho. Halka uu dabka uu qabsaday ayaa ah dhul in mudda ah Dowladda Soomaaliya ay ku celcelinaysay in dadku ay baneeyaan taas oo ay ka dhalatay godood ay sameeyeen dadka...
Xuutiyiinta oo gantaallo ku weeraray markab marayey Badda Cas
Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta sheegay inay Badda Cas ku beegsadeen Markab xamuul, taaasi ah oo weerarkii ugu dambeeyey ee noociisa ah tan iyo markii uu billowday dagaalka Israel iyo Xamas ee Gaza.
The police command said that the man who killed Nabadon Moses Haroun Aden has been arrested
The police command which held a press conference this afternoon said that they have captured the Al-Shabaab network which was carrying out murders in the capital of Mogadishu. Also, the police command said that the man who killed AUN Nabadon Muse Haroun Aden, whose name was given as Abdi Abduqadir Mohamed, was arrested by the...








