Month: February 2024

Puntland  oo  hub sharci darra ah  gacanta ku soo dhigtay .
Post

Puntland  oo  hub sharci darra ah  gacanta ku soo dhigtay .

Garoowe (Raxanreeb ) Ciidanka amniga maamulka Puntland ayaa gacanta ku soo dhigay doon siday hub fara badan oo  sharci darra ah ka dib howlgal ay fuliyeen Hay’adaha amaanka. Sida  wararku  ay sheegayaan  doontaan hubka lagu siday ayaa ahaa  nooca Kaluumaysiga oo lagu raray hubka culculus sida ay sheegeen laamaha amniga  maamulka Puntland. Ciidanka ayaa lagu soo...

Ciidanka Dowladda oo howlgal ka fuliyay Muqdisho.
Post

Ciidanka Dowladda oo howlgal ka fuliyay Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidnaka Dowladda Soomaaliya ayaa sacaadihii la soo dhaafay waxay howlgalo ka fuliyeen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho. Howlgalka ayaa la sheegay inu ujeedkiisu ahaa sidii loo xaqiijin lahaa amniga caasimadda oo maalmahan ay ka dhacayeen falal amni darro. Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in waddooyin badan oo caasimadda ah ay ka socdaan...

MUQDISHO : Hoobiyaal lagu garaacay suuqa Bakaaraha.
Post

MUQDISHO : Hoobiyaal lagu garaacay suuqa Bakaaraha.

Muqdisho (Raxanreeb ) Tiro hoobiyaal ah ayaa la soo warinayaa in ay ku soo dheceen aagga Masjidka Abuu-Hureyra , Hormuud illaa Xareed ee Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah  ayaa  xaqiijiyay in ay jiraan khasaaro ka dhashay Weerarkan hoobiyaasha ah ee maanta ku dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Illaa lix  qof ayaa...

SAWIRKA: Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Post

AAW ‘’ Masiirka ummadda wuu  ka wayn yahay wax la qariyo ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee Puntland  uu ka dhaco shir dib u heshiisiin ah oo  gogogashiisu  u dhigay Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Gogoshan waxaa  dhinacyada ka qayb galaya ka mid ah madaxdii hore , iyo xubnaha maamul goboleedyada si ay iskula eegaan waxyaabaha muhiim u ah masiirka shacabka...

Suuqa Bakaaraha oo maanta xiran & banaanbax halkaas ka dhacay.
Post

Suuqa Bakaaraha oo maanta xiran & banaanbax halkaas ka dhacay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah waxaa xiran dhamaan goobaha ganacsiga suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay isugu soo baxeen gacansatada. Ganacstada  ayaa ka  cabaysa dhibaatooyin ay sheegeen in ay ku qabaan  lacag xad dhaaf ah oo laga qaado taas oo ay  tilmaameen in ay xamili waayeen sidaas darteeda ay u xireen...

Xildhibaanada ma waxay diidan yihiin go’aanada madasha wadatashiga Qaran ?
Post

Xildhibaanada ma waxay diidan yihiin go’aanada madasha wadatashiga Qaran ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliay ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay kulan adag ka yeesheen arrimaha masiiriga ee dalka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka. Waxaana kulanka goob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad...

PUNTLAND  : Koox  burcad badeed ah oo gacanta lagu dhigay.
Post

PUNTLAND  : Koox  burcad badeed ah oo gacanta lagu dhigay.

Garoowe (Raxanreeb )  Koox   la rumaysan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxaha burcadbadeeda Soomaalida ayaa lagu soo waramayaa in gacanta lagu dhigay kuwaas oo qorshaynayay in ay fuliyaan weeraro. Howlgal ay fuliyeen ciidanka ayaa la sheegay in  gacanta ay ku soo dhigeen kooxdan oo  hubaysanaa hub fudfudud iyo kuwo  culus sida ay sheegeen saraakiisha...

NABADOON , caan ah oo Muqdisho lagu dilay & shaqsiyaad loo hayo.
Post

NABADOON , caan ah oo Muqdisho lagu dilay & shaqsiyaad loo hayo.

Muqdisho (Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa maanta degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ku toogtay nabadoon caan ka ahaa magaalada Muqdisho. Koox  hubeysan ayaa toogtay Nabadoon Muuse Harun Aadan (Muuse Maquuni) oo katirsan wax-garadka beesha Gaaljecel, waxaana nabadoonka lagu dilay xaafad katirsan degmada Dayniile. Dilka ka dib waxaa goobta isaga baxsay kooxdii weerarkan fulisay waxaana maydka...