Month: June 2024

Maxay tahay digniinta Washington u dirtay Itoobiya ?.
Post

Maxay tahay digniinta Washington u dirtay Itoobiya ?.

New York (Raxanreeb )- Dowladda Mareykanka ayaa mar kale diginin xooggan ka bixisay is afgaradkii  badda ee ay galeen Itoobiya iyo maamulka Somaliland, waxayna taageero u muujisay madax-banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Ku-simaha danjiraha Mareykanka ee Qaramada Madoobe Robert Wood ayaa mar kale ku celiyey sida Mareykanka uga walaacsan yahay xiisadda ka dhalatay heshiiskaas...

War ku soo kordhay xaaladda marinka Babul-Mandab iyo Markab shidaal oo halkaa gaaray.
Post

War ku soo kordhay xaaladda marinka Babul-Mandab iyo Markab shidaal oo halkaa gaaray.

Garoowe (Raxanreeb ) -Marka sida shidaalka dabiiciga ah (LNG) ayaa ku gooashay badda cas maalmo uun ka dib markii dagaalyahanada Xuutiyiinta ee fadhigoodu yahay Yemen ay weerar ku qaadeen markabkii labaad. Markabka, Asya Energy, waa markabkii ugu horreeyay oo ku goosho marinka Bab al-Mandab, tan iyo bishii Janaayo, markaasoo safarrada maraakiibta la hakiyay iyada oo...

SEOUL  oo baaraysa waxa keenay dab ka kacay warshada batariyaha samaysa.
Post

SEOUL  oo baaraysa waxa keenay dab ka kacay warshada batariyaha samaysa.

Soeul (Raxanreeb )- Dowladda Kuuriyada Koonfureed ayaa amar ku bixisay in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo amaanka goobaha warshadaha ah maalin kaddib markii uu dab qabsaday warshad batariyada sameysa, taasoo ay ku dhinteen 22 qof oo shaqaale ah, iyadoo weli la la’yahay hal qof. Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Qaranka,Booliska iyo Dabdamiska ayaa gudaha...

MUQDISHO  : Nin dilay , Hooyadiis & Abtigiisa oo gacanta lagu dhigay.
Post

MUQDISHO  : Nin dilay , Hooyadiis & Abtigiisa oo gacanta lagu dhigay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Baanadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deyniile ayaa xalay waxay gacanka ku soo dhigeen nin uu sheegay taliska boolisku inuu ku eedaysanyahay inuu dil geystay. Eedeysanaha lasoo qabtay oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Xasan Cali Dhiblaawe Ina Muraayo Muxumud Siyaad ayaa la sheegay inuu dil u geystey hooyadii...

Post

SJS stands in solidarity with VOA, urges Somalia’s info ministry to cease obstructing the truth and suppressing free media

MOGADISHU, Somalia 22 June, 2024 – The Somali Journalists Syndicate (SJS) stands firmly with the Voice of America’s (VOA) for their factual reporting on Somalia affairs in the midst of growing pressure and threats against independent journalists working on the ground in Somalia. We condemn the Somali federal ministry of information’s unfounded attack on VOA’s reporting...

MW Xasan ‘’Ma diidani in Itoobiya ay isticmaasho baddeena laakiin…’’
Post

MW Xasan ‘’Ma diidani in Itoobiya ay isticmaasho baddeena laakiin…’’

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo  Isniin ah waxa uu markale ka hadlay , khilaafka Soomaaliya kala dhaxeeya ,  dalka Itoobiya oo ay deris yihiin  Soomaaliya. Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa sheegay in aysan marnaba diidanayn in Itoobiya ay adeegsato badda Soomaaliya hase ahaatee ay u soo marayso waddo qaldan...

Wasaaradda waxbarashada oo digniin u dirtay ardayda Muqdisho.
Post

Wasaaradda waxbarashada oo digniin u dirtay ardayda Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb)- Maanta waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dibadbaxyo ay dhigeen arday loo diiday in ay xaadiraan imtaxaanka dowladda ay qaadayso. Dibadbaxaas ayaa sababay in wadooyinka qaar ay xanibaan ardayda ka gadoodsan in laga xirto albaabada ka dib markii la sheegay in ay ka soo daaheen waqtiga imraxaanka. Ardayda qaarkood ayaana...