Month: June 2024

RW Xamse oo lagu eedeeyay xildhibaano lagu afduubtay Nairobi , Kenya.
Post

RW Xamse oo lagu eedeeyay xildhibaano lagu afduubtay Nairobi , Kenya.

Nairobi (Raxanreeb )- Sirdoonka Kenya ayaa la sheegayaa in labadaan Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ay ka kaxeysteen Hotel ku yaalla magaalada Nairobi. Xildhibaanada oo lagu kala magacaabo Xasan Cabdi Nuur iyo Axmed Kooshin ayaa ka soo kala jeeda KGS iyo Somaliland waxayna kamid yihiin mucaaradka Madaxweyne Xasan Sheekh. Lama yaqaan...

QM‘’Israel waxay  jabisay shuruucda caalamiga ah ee dagaalka ‘’.
Post

QM‘’Israel waxay  jabisay shuruucda caalamiga ah ee dagaalka ‘’.

New York (Raxanreeb )- Warbixin kasoo baxday Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in duqeymaha Israel ay ka waddo Gaza “laga yaabo in ay si isdaba joog ah u jebiyeen mabaadi’da aasaasiga ah ee sharciyada dagaalka.” Xafiiska xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay, in baaritaan lagu sameeyay ilaa lix duqeyn oo...

Vladimir Putin oo safarkiisa  ugu horeeyay  ku tagay Kuuriyada Waqooyi.
Post

Vladimir Putin oo safarkiisa  ugu horeeyay  ku tagay Kuuriyada Waqooyi.

Seoul (Raxanreeb )- Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqashadiisii ​​ugu horreysay ku tagay Kuuriyada Waqooyi muddo 24 sano ah, isagoo wacad ku maray inuu sii xoojin doono xiriirka ganacsi iyo amni ee uu la leeyahay dowladda aan hubaysneyn ee hubka Nukliyeerka ah, isla markaana uu ka taageeri doono ka dhanka ah Mareykanka. Labada hogaamiye ee...

Tirada dadka Soomaalida ah ee ku dhimatay xajka sanadkaan oo la shaaciyay
Post

Tirada dadka Soomaalida ah ee ku dhimatay xajka sanadkaan oo la shaaciyay

Muqdisho (Raxanreeb) — Sanadkaan dadka ka tagay Soomaaliya ee gudanaayay xajka waxay ahaayeen 11,500 sida uu sheegay agaasimaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya Maxamed Xaaji Ibraahim oo BBC-da u warramay, aduunyadana 1.83 milyan oo ruux wax ka badan ayaa tagay xajka. Balse kulaylka darran ee sanadkaan ka dhacay Sacuudiga ayaa sababay dhimashada xujeey gaaraya 550...

Suudaan oo dacwo ka ah Imaaraadka Carabta
Post

Suudaan oo dacwo ka ah Imaaraadka Carabta

Safiirka Suudaan ee Qaramada Midoobay Al- Harith Idriss Al- Harith ayaa shalay weerar afka ah ku qaaday Imaaraadka Carabta shir Golaha Ammaanka, isagoo ku eedeeyay dowladda dalkaasi inay colaad ka dhex hurineeyso dalkiisa, eedeyntaasi oo ergayga Imaaraadk Carabta uu si cad u diiday.

Warka Raxanreeb :  Cabsi laga qabo wada-shaqaynta AS & Xuutiyiinta , AS oo bedeshay qorshaha dagaal.
Post

Warka Raxanreeb :  Cabsi laga qabo wada-shaqaynta AS & Xuutiyiinta , AS oo bedeshay qorshaha dagaal.

Muqdisho (Raxanreeb )- Kooxda Al-shabaab ayaa wax ka beddeshay dhammaan qorshahoodii shaqo ka dib guulihii ay gaareen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed labadii sano ee la soo dhaafay. Dowladda Kenya ayaa meesha ka saartay qaar ka mid ah qoddobo ku jiray hindise-sharciyeed cusub oo dhanka maaliyadda ah, kaas oo jaha-wareer ka dhaliyay gudaha dalka. Waxyaabaha dadku...

KENYA side uga hadashar rabashadihii ka dhacay Naiarobi.
Post

KENYA side uga hadashar rabashadihii ka dhacay Naiarobi.

Nairobi (Raxanreeb )- Dowladda Kenya ayaa meesha ka saartay qaar ka mid ah qoddobo ku jiray hindise-sharciyeed cusub oo dhanka maaliyadda ah, kaas oo jaha-wareer ka dhaliyay gudaha dalka. Waxyaabaha dadku ka horyimaadeen waxaa ka mid ah canshuur kordhin gaaraysa 16% oo la dul saaray burka ama daqiiqda. Booliska ayaa dad ka dibedbaxayay arrintaan u...