Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Jabuuti iyo dowlada Soomaaliya ay maleegayaan qorshe lagu waxyeelaynayo Somaliland. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in lagu tashaday in markale la daadiyo dhiiga shacabka Somaliland, isla markaana la burburiyo nabadooda. “Waxa lagu tashaday in dalkeena laga soo weeraro dhinaca Jabuuti iyo dhinaca Laascaanood, sidii 1988...
Month: June 2024
LAYAAB : Wasiiro Sixray Madaxweynahoodii .
Maldives (Raxanreeb )- Laba xubnood oo ka mid ah golaha wasiiradda Dalka Maldives ayaa xabsi laga dhigay, kadib marki lagu eedeeyay in aay sixreen madaxweynaha d Booliska Maldives ayaa xiray wasiiru dowlaha deegaanka, isbedelka cimilada, iyo tamarta dalkaas Fathimath Shamnaz Ali Saleem, iyadoo warbaahinta qaranka ay warisay in loo haysto eedeymo la xariira sixir nooca...
SOOYAAL : Kuma ayuu ahaa Professor Jawaari oo ku geeriyoodey Muqdisho ?.
Muqdisho (Raxanreeb )- Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.Tanina waa taariikhiisa oo kooban. Prof, Jawaari ayaa door weyn ku lahaa dibu dhiska Soomaaliya, waana mid ka mida ah dadkii waqtiga dheer ku soo jiray dowladnimada Soomaaliya. Maxamed Sh. Cusmaan jawaari waxa uu 7dii bishii December ee sanadkii 1945tii ku dhashay degmada...
Biden wacad ku maray inuu ka badin doono Trump
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Jimcihii sheegay in uu damacsanyahay in uu kaga adkaado doorashada madaxtinimo ee bisha November ee soo socota murashaxa xisbiga Jamhuuriga, Madaxweynihii hore Donald Trump.
MW Xasan Sheeekh miyaa soo celinaya colaadii Soomaaliya & Itoobiya ?.
Hargaysa (Raxanreeb )- Somaliland ayaa si aad ah u dhaliilsan talaabooyinka ay qaatay dowladda uu hoggaamiyo Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ka dib heshiiskii ay la gashay Itoobiya. Waxa ay marar badan Somaliland ay ka dhawaaqisay in Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu iska hor keenayo Soomaaliya iyo dalalka deriska sida Itoobiya. Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland...
RW XAMSE oo Magacaabay Guddiga Aaska Jawaari
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari), oo shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Xubnaha Guddiga oo ka kooban 12 Xubnood ayaa waxa ay kala yihiin:
Deadly Kenya protests spurred by international debt woes
JOHANNESBURG — “Kenya is not IMF’s lab rat,” was just one of many slogans condemning the International Monetary Fund that was seen this week on demonstrators’ placards at protests in Kenya against proposed tax hikes. The protests, fueled by tech-savvy youth on social media, were sparked by the Kenyan government’s plans to significantly raise taxes...
Xiisad xooggan oo ka taagan magaalada Kismaayo
Xiisad xooggan oo ka taagan magaalada Kismaayo
XOG: Baarlamaanka Jubbaland oo Maanta qaadaya tallaabo ka careysiineysa dowladda Soomaaliya
Xildhibaannada Golaha Wakiilada Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa la filayaa in Maanta ay Magaalada Kismaayo ku yeeshaan kulan aan caadi aheyn, kaas oo ay kaga hadlayaan arrimo dhowr ah. Kulanka ayaa wararka aan helnay waxaa ay sheegayaan in ujeedkiisu uu yahay in Baarlamaanka Jubbaland ay furan Dastuurka, isla markaana ay wax a bedelaan dastuurka Jubbaland,...
Ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS oo degaano cusub la wareegay ( Sawirro)
Maamulka Gobolka Baay oo ay Wehliyaan Saraakiisha Ciidamada Boliiska Gaarka, Booliiska Gobolka Bay iyo Taliska Ciidamada ATMIS ayaa Howlgal Qorshaysan ka sameeyay degaano katirsan Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed. Howlgalka ayaa Ciidamada wadajir ah waxaa ay sigaar ah uga fuliyeend degaannada Kormari iyo Toos weyne oo 10Killomitir u Jira Degmada Berdaale ee Gobolka Bay,...








