Day: July 1, 2024

Galmudug iyo Puntland oo Go’aan isku mid ah ka qaatay dagaalka Gobolka Mudug
Post

Galmudug iyo Puntland oo Go’aan isku mid ah ka qaatay dagaalka Gobolka Mudug

Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si kulul waxaa ay uga hadleen dagaal beeleedyada kasoo cusboonaday degaano kuyaalla Bariga Gobolka Mudug, kuwaas oo u dhaxeeysa laba maleeshiyo Beeleed. Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa sheegay in dagaal Beeleedyada ka dhacaya dalka aysan gaar u aheyn Galmudug kaliya balse ay kajiraan meelo...

Islambad : Qaxooti badan oo laga tarxiilay dalka Pakistaan.
Post

Islambad : Qaxooti badan oo laga tarxiilay dalka Pakistaan.

Islambad (Raxanreeb ) –Pakistan ayaa  dalkeeda ka saaraysa qaxooti badan oo  inta badan ka soo  jeeda dalka Afganistan sida ay baahiyeen warbaahinta dalkaas . Wajiga labaad  ee daabulida qaxoootiga ayaa lagu wadaa in ay bilowdo Pakistan qorshahaas ayaa muran badan dhaliyay Mas’uuliyiinta Pakistan ayaa qorshaynaya inay dalka ka saaraan in ka badan 800,000 oo Afgaanistaan...

Shacabka Muqdisho oo waddoyinka laga xirtay & caro ka dhalatay
Post

Shacabka Muqdisho oo waddoyinka laga xirtay & caro ka dhalatay

Muqdisho ( Raxanreeb) Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta hab aan horey loo arag u xuseysa 1da Luulyo oo ah markii Gobolada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga lana midoobeen Gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Somaliland. Ciidamo wata Gaadiidka Gaashaaman oo isugu jira kuwa Madaxtooyada ee Koofi Casta iyo Nabadsugida ayaa xiray dhammaan waddooyinka soo gala...