Day: July 4, 2024

Home » Archives for July 4, 2024
Abiy Axmed oo ku adkeystay inay helaan qeyb kamid ah Badda Soomaaliya
Post

Abiy Axmed oo ku adkeystay inay helaan qeyb kamid ah Badda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo kahor hadlayay baarlamaanka dalkiisa, ayaa soo qaaday qodobka la xariira arrinta Badda iyo damaca Itoobiyaanka, wuxuuna sheegay in ay waqti dheer Itoobiya galisay sidii ay marin biyood ku heli lahayd, wuxuu kuceliyey in ay qasab tahay in dalkiisa uu helo Badda Cas, qeyb kamid ah. Somaliland ayuu sheegay in...

WARBIXIN | Galmudug oo xukun doonayaal ku foorara !!
Post

WARBIXIN | Galmudug oo xukun doonayaal ku foorara !!

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) – Siyaasiinta ka soo jeeda deegaanada maamul goboleedka Galmudug ayaa wada isbahaysiyo ay ku doonayaan inay ku hajuumaan maamulka Galmudug. Siyaasiintan ayaa doonaysa in ay ka qayb – galaan doorasho  ay sheegayaan in ay ka qabsoomi doonto magaalooyinka Galmudug. Inta badan kulamadan ayaa ka soo bilowday magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay G/ Galgaduud
Post

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay G/ Galgaduud

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar jidgal ah oo kadhacay inta u dhaxeesa degaanka LaandheerIyo Degmada Huurshe ee Gobolka Galgaduud. Maleeshiyaad hubeysan oo kasoo jeeda Degmada Cabudwaaq ayaa jidka u galay Wade gaari oo kasoo jeeda Cadaado waxana weerarkas kadhashay Qasaaro isugu jira dhimasho iyo Dhaawac Wadihii Gaariga ayaa dhaawac looga...

GAALKACYO : Booliska oo gacanta ku soo dhigay maan-dooriye.
Post

GAALKACYO : Booliska oo gacanta ku soo dhigay maan-dooriye.

Gaalkacyo (Raxanreeb )-  Howlgal ay sameeyeen ciidanka amniga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayay gacanta ku soo dhigeen waxyaabaha maanka dooriyo. War ka soo baxay ciidanka  booliska ayaa lagu sheegay in lagu guulaystey qabashada Gaari Nooha ah oo ay saarneyd Khamri dhan 487 dhalo Booliska waxa uu sheegay in kooxdii  watay  ay goobta ka baxsadeen...

RW Xamse muxuu maanta ka doonay magaalada Baghdad ee  Ciraaq ?.
Post

RW Xamse muxuu maanta ka doonay magaalada Baghdad ee  Ciraaq ?.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jamhuuriyadda Ciraaq. Xamse Cabdi ayaa  casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Ciraaq, Mudane Maxamed Shiyaac Al-Suudaani. Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo magaalada Baghdad waxa uu kulamo la yeelan doonaa Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq...

UK : Maanta oo Khamiis ah waxa loo dareeray doorashada baarlamaaniga.
Post

UK : Maanta oo Khamiis ah waxa loo dareeray doorashada baarlamaaniga.

UK (Raxanreeb )- Dalwaynaha Britain maanta waxaa ka dhacaysa doorasho laga soo harmariyay waqtigeeda , waxaana guud ahaan dalkaas laga dareemayaa hananaka doorashadu ay u dhacayso. Doorashadan oo ah mid Barlamaani ah ayaa isha si aad ah loogu hayaa natiijada ka soo bixi doonto & sida loogu kala adkaan doonto labaduba. Sida ay baahiyeen saxaafadda...

Al- Shabaab oo ka dagaamay gudaha Kenya – Maxaa khasaara ah oo jira ?
Post

Al- Shabaab oo ka dagaamay gudaha Kenya – Maxaa khasaara ah oo jira ?

Wajeer (Raxanreeb )- Kooxda Al- Shabaab ayaa weerar khasaare gaystay waxa ay ka fuliyeen gudaha dalka Kenya gaar ahaan magaalada Wajeer ee waqooyi Bari Kenya. Sida ay ku warameen saraakiisha Kenya ilaa afar ka mid ah kooxda weearada soo qaaday ayaa ku dhintay weerarkaas. Kooxda ayaa lagu soo waramayaa in ay ka gudbeen xadka ay...

Post

Government forces reportedly killed 7 protestors in Adama

Toronto – At least seven peaceful protestors were reportedly killed in Adama – about 100 kilometers southeast of Addis Ababa – on Wednesday as government forces fired live bullets. One of the victims is said to be a pregnant woman, according to local sources. The incident happened in Arerti and Abo locality of the Adama...