Day: July 28, 2024

Home » Archives for July 28, 2024
Ciidamada Dowladda oo laga soo saaray degaannadii dhawaan la wareegeen ee Jubbaland
Post

Ciidamada Dowladda oo laga soo saaray degaannadii dhawaan la wareegeen ee Jubbaland

Ciidamada Dowladda Faderaalka ee ku sugnaa degaannada Miido iyo Harboole ee gobalka Jubadda hoose ayaa isaga soo baxay fariisimihii halkaasi ay ku lahaayeen waxayna ku soo laabteen Kismaayo. Lama cadeyn sababaha ciidamada ay goobahooda usoo baneyeen, iyado dhowr maalin ka hor dagaal ka dhacay Buulo-Xaaji khasaaro xoogan logu geystay kooxaha xagjiriinta ah. Dowladda Faderaalka ayaa...

Booliska oo War kasoo saaray burburinta Dhulkii Wasaaradda..
Post

Booliska oo War kasoo saaray burburinta Dhulkii Wasaaradda..

Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay, howlgal saakay ciidamada ammaanka uga saareen dadkii deganaa dhismihii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ku taallay degmada Boondheere. Waxa uu sheegay afhayeenka booliiska in saakay gacanta dowladda mar kale dib ugu soo laabatay dhismihii hore ee Wasaaradda Arrimaha...

Imaaraadka Carabta oo hal arrin ka sameysay Muqdisho
Post

Imaaraadka Carabta oo hal arrin ka sameysay Muqdisho

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Muqdisho ka furtay xarunta bixinta dal ku galka (VISA) taas oo muwaadiniinta Soomaaliyeed fursad u siineyso in Fiisaha ay ka qaadan karaan. Xaruntaan ayaa noqonaysa Qunsuliyaddii ugu horeeysay oo Imaaraadka ka furo Muqdisho tan iyo burburkii ka dib, tani ayaa xoojineyso xiriirka labada dowladood ee Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. Shacabka...

Markabkii dhawaan la afduubtay oo kusoo xirtay dekadda Boosaaso
Post

Markabkii dhawaan la afduubtay oo kusoo xirtay dekadda Boosaaso

Dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa shalay kusoo xirtay markabkii ugu horreeyey ee wada badeecad ganacsi oo konteenaro ah, kaddib markii dhawaan la dhisay qeyb cusub oo dekadda lagu soo kordhiyay. Markabka M.V. Martin One oo wada badeecado kala duwan oo konteenaro ah ayaa kasoo shiraacday dekad kutaalla dalka Imaaraadka Carabta,...

Xiisad dagaal oo ka taagan Galgaduud iyo Ciidamo…
Post

Xiisad dagaal oo ka taagan Galgaduud iyo Ciidamo…

Xiisadda dagaal oo u dhaxeeyso laba maleeshiyo Beeleed ayaa saaka ka taagan degaanka Laan Buraale oo u dhow Balli-dhiig oo u dhow xad beenaadka Galgaduud iyo  Dowlad degaanka Soomaalida ee Gobolka Qoraxeey. Shalay halkaasi ayaa waxaa ku dagaalamay laba maleeshiyo Beeleed, waxaana inta la xaqiijiyay dagaalkaas ku geeriyooday laba Ruux halka tiro intaasi ka badan...

DEG DEG:- Ciidamada dowladda oo ku burburin ku billaabay Xaruntii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Post

DEG DEG:- Ciidamada dowladda oo ku burburin ku billaabay Xaruntii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Ciidamo Booliis iyo Nabad Sugid isugu jira oo watay Gawaarida wax lagu burburiyo ee Cagafcagafta ayaa saaka aroornimadii burburin ka bilaabay Xaruntii Wasaaraddda Arimaha gudaha ee degmada Boondheere. Xaruntaas oo tan iyo burburkii ay daganaayeen qoysas ayaa bilihii la soo dhaafay digniin loo diraayey inay ka guuraan ah Dadka degan, hayeeshee ay ka dhega-adeegeen. Booliiska...