Month: July 2024

Somaliland oo ku hanjabtay in ay iska difaacayso cadow isku soo bahaystay
Post

Somaliland oo ku hanjabtay in ay iska difaacayso cadow isku soo bahaystay

Xukuumada Somaliland ayaa ku dhawaaqday in loo diyaar garoobo difaaca Somaliland iyo doorashooyinka mudaysan 13 November. Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirada Somaliland yeesheen oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa laga soo saaray go’aamo ay kamid yihiin difaaca Somaliland iyo qabashada doorashooyinka. “Goluhu wuxuu caddeeyey in doorashada wakhtigeedii lagu qabanayo,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kedis ku tegay Wasaaradda Gaashaandhigga Ammarna siiyay…
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kedis ku tegay Wasaaradda Gaashaandhigga Ammarna siiyay…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Hoggaanka Wasaaradda iyo Ciidanka Xoogga. Saraakiisha ayaa la wadaagay Madaxweynaha warbixinihii ugu danbeeyey ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan xoreynta deegaanno ka tirsan Jubbaland oo lagu guuleystay. Saraakiisha ayaa Madaxweynaha waxay u soo bandhigeen...

Axmed Madoobe oo hal Arrin kala hadlay Wafdi ka socda dowladda Mareykanka
Post

Axmed Madoobe oo hal Arrin kala hadlay Wafdi ka socda dowladda Mareykanka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha hawlgallada gaarka ah ee wadajirka ah ee bariga Afrika Kornayl David Haskell oo booqasho ku yimid Jubaland. Kulanka ayaa lagaga hadlay howlgallada ay wadaan Ciidamada Jubbaland iyo tageerada dhinaca amniga ee Dowladda Maraykanka ee la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Taliyaha...

In ka badan 100 Falastiini ah oo weerar lagu dilay
Post

In ka badan 100 Falastiini ah oo weerar lagu dilay

Dhaqdhaqaaqa iska caabinta Falastiiniyiinta Qasa, ayaa 24 saac ee la dhaafay fuliyay howlgallo ay ku beegsadeen ciidanka Israa’iil ee ku sugan gudaha Qasa ee Dhulka Reer Falastiin. Inta ay weerarrada socdeen waxaa geeriyooday saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka Israa’iil oo aan si rasmi ah tiradooda loo soo bandhigin, halka taangiyo iyo gaadiid kale oo...

Post

Senior journalist’s reporting blocked amid rising intimidation and censorship on state-media journalists in Somalia

MOGADISHU – The Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the restrictions imposed on senior state media journalist Abdulkadir Isse Ali’s reporting on Somali military court activities. This restrictive and threatening behavior against journalists’ labour rights continues to affect numerous journalists and is part of a series of recent violations against the press in Somalia. On Saturday, 06...

MW Xasan Sheekh muxuu u sheegay ciidanka lagu tababarayo Asmara ?
Post

MW Xasan Sheekh muxuu u sheegay ciidanka lagu tababarayo Asmara ?

Asmara (Raxanreeb )- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Isaias Afwerki ayaa  kormeer ugu tagay cutubyo  katirsan  ciidanka Cirka Soomaaliya oo tabbar ku qaadanaya  xarunta ciidanka Cirka ee Ereteriya (EAF) ee magaalada Asmara. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidanka isagoo intaas kadib  u kuur-galay xaaladaha ay ku sugan...