Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo isku hayay lahaanshaha jasiiradaha ku yaalla koonfurta Badda Cas. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka AP, Xuutiyiintu waxay dib u riixeen ciidamada dowladda Yemen ee uu taageero Sacuudigu, waxayna la wareegeen gacan ku haynta aaggan muhiimka ah....

