BELEDWEYNE—Hirshabelle State Vice President Yusuf Hagar Dabageed has ruled out working with President Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe if Guudlaawe is re-elected to lead the federal member state. Speaking in an interview, Dabageed said he would not resign from his position but would refuse to cooperate with Guudlaawe if he secures another term as Hirshabelle president....
Day: September 14, 2026
Danab Forces Capture Two Al-Shabaab Fighters in Bay Region
BAY —Somalia’s elite Danab Commandos have conducted a planned military operation south of the Leego area in Bay Region, targeting suspected Al-Shabaab positions, according to military sources. The operation, carried out by the Special Operations unit of the Danab forces, resulted in the arrest of two individuals identified as members of the Al-Shabaab militant group....
Qiimaha Shidaalka Muqdisho oo markale kor u kacay
Muqdisho (Raxanreeb Online) Qiimaha shidaalka ee lagu iibiyo magaalada Muqdisho ayaa sare u kacay qiyaastii 15% muddo toddobaad ah, sida ay xaqiijiyeen darawalada gadiidka. Kororka qiimaha ayaa kusoo beegmaya xilli xaaladda amni iyo dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay saameyn ku yeelanayaan suuqyada shidaalka iyo gaadiidka caalamka. Ganacsatada shidaalka ayaa sheegay in qiimaha gudaha uu...
Taliyaha ciidanka dhulka oo abaabul dagaal kawada magaalada Baydhabo
Muqdisho (Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taliyaha iyo saraakiisha la socotay ayaa u kuurgalay xaaladda guud ee amniga iyo...
Eritrea oo walaac ka muujisay joogitaanka milateriga Israa’iil ee Somaliland
Asmara (Raxanreeb Online) Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Eritrea Cismaan Saalax, ayaa sheegay in dalkiisu walaac ka qabo qorshe kasta oo ay Israa’iil ku doonayso inay joogitaan milatari ka samaysato Somaliland. Cisman Saalax ayaa su’aal geliyey ujeeddada ka dambaysa qorshe kasta oo Israa’iil ay saldhig milatari uga samaysanayso Geeska Afrika, isagoo tilmaamay in arrintan ay yeelan...
Ciidanka koonfur galbeed oo gacanta kusoo dhigay Nin ka dambeeyey dil ka dhacay Baydhabo
Baydhabo (Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa ku waramaya in ciidanka booliska koonfur galbeed, ay howlgal ku soo qabteen shaqsi xalay qof shacab ah ku dilay magaalada Baydhabo. Shaqsiga lasoo qabtay ayaa lagu eedeeyey in xalay gudaha magaalada Baydhabo uu ku dilay wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabi...
Iran oo diyaarad ku soo riday marinka Hormuz
Tehran (Raxanreeb Online) Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Iran, IRNA, ayaa sheegtay in Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ay soo rideen diyaarad aan duuliye lahayn oo nooca MQ-1 ah, taas oo lagu soo riday Marinka Hormuz. Waaxda xiriirka dadweynaha ee Ilaalada Kacaanka ayaa sheegtay in diyaaradda la qabtay lana “burburiyay” iyadoo la adeegsanayo nidaam cusub oo...






