Day: September 13, 2026

Home » Archives for September 13, 2026
Duqa Muqdisho oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti
Post

Duqa Muqdisho oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti

Muqdisho (RaxanreebOnline) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa safar ku tegay magaalada Jabuuti, kaddib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Caasimadda Jabuut, Said Daoud Mohamed (Saïd Daoud). Wefdiga Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Jabuuti-Ambouli, ku soo dhaweeyay...

Sanbalooshe oo dhaliilay siyaasadda madaxweyne Xasan Sheekh ee Hir-shabeelle
Post

Sanbalooshe oo dhaliilay siyaasadda madaxweyne Xasan Sheekh ee Hir-shabeelle

Muqdisho (Raxanreeb Online) Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA), Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa dhaliil u jeediyay siyaasadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo habka ay dowladda federaalka u maamusho arrimaha dalka. Sanbaloolshe ayaa sheegay in maamulka dowladda uu qeyb ka yahay xaaladda xasillooni-darrada siyasadeed iyo amnia ee Soomaaliya, isagoo...

Jabuuti oo qaabishay qaxooti kasoo cararay dagaalka Yemen
Post

Jabuuti oo qaabishay qaxooti kasoo cararay dagaalka Yemen

Jabuuti (Raxanreeb Online) Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa muddo 24 saacadood gudahood ah qaabishay ku dhowaad 1,400 qof oo u dhashay dalka Yemen, kuwaas oo ka soo cararay colaadaha iyo xaaladda amni ee ka jirta dalkooda. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti ayaa sheegay in dadkaasi ay dalka soo galeen iyagoo raadinaya badbaado iyo meel ammaan ah, ,...

Ciraaq oo markale dib u furtay xuduuda ay la leedahay Iran
Post

Ciraaq oo markale dib u furtay xuduuda ay la leedahay Iran

Baqdaad (Raxanreeb Online) Dowladda Ciraaq ayaa dib u soo celinaysa socdaalka saddex isgoys oo xuduud la leh Iiraan kuwaas oo la xiray ka dib markii diyaarad aan duuliye lahayn ay weerar ku qaadday dhuumaha saliidda ee Sacuudi Carabiya ee bari ilaa galbeed, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dawladdu. Sida laga soo xigtay warbixinta, isgoyska...

Soomaaliya oo digniin ka muujisay adeegsiga teknoolijiyadda cusub ee Argagixisada
Post

Soomaaliya oo digniin ka muujisay adeegsiga teknoolijiyadda cusub ee Argagixisada

New York (Raxanreeb Online) Safiirka Soomaaliya u fadhiya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Danjire Abuukar Baalle, ayaa sheegay in khatarta argagixisadu ay si joogto ah isu beddelayso, iyadoo kooxaha argagixisada ah ay si degdeg ah uga faa’iideysanayaan horumarka teknoolojiyadda. Danjiraha ayaa xusay in kooxahaasi ay adeegsanayaan fursadaha ay bixiyaan teknoolojiyadaha cusub, taas oo sare u...

Taliyaha ciidanka xoogga oo kulan xasaasi ah la qaatay Taliyaha howlgallada gaar ah Mareykanka ee Afrika
Post

Taliyaha ciidanka xoogga oo kulan xasaasi ah la qaatay Taliyaha howlgallada gaar ah Mareykanka ee Afrika

Muqdisho (Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika, Sareeye Gaas Tudor. Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca amniga iyo howlgallada, gaar ahaan taageerada iyo horumarinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, tayeynta ciidanka iyo dhismaha ciidan qaran oo...