Makka (Raxanreeb Online) Kooxda Xuutiyiinta oo diyaarad Drones ah ku weeraray magaalada Barakeysan ee Makka Almukarama. Difaaca cirka Sacuudiga ayaa sheegay inuu qabtay oo burburiyay diyaarad aan duuliye lahayn oo Xuutiyiinta Yemen ay soo direen, ka hor inta aysan gelin hawada xaddidan ee magaalada Makka. Afhayeenka isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ee dagaalka Yemen, Turki al-Maaliki,...
