Arintan ayaa ka dabeysay ka dib markii xubno ka mid ah Al Shabaab ay ku qaraxday..
Author: MR Guled (Hanad Guled)
Xaaladda Galhareeri & Ciidanka oo u ruqaansaday deegaano kale.
Warark RBC uu ka helayo deegaano ka mid ah Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas , ay ka socdaan howlgalada ciidanka ay ku baratarayaan amaanka.
Muhiim miyaa heshiiska Iskaashi ee Sirdoonka Soomaaliya iyo itoobiya ?
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasime ku xigeenka Hay’adda Sirdoonka Itoobiya
MD Cali Guudlaawe oo kulan amniga looga hadlay ku qabtay Masjid Cali-gaduud.
Wafdiga madaxweynaha waxaa ka mid ahaa Taliyaha ciidanka xoogga ..
Ciidanka Dowladda & kuwa Deegaanka oo la wareegay deegaano hor leh
Saraakiisha Dowladda ayaa u sheegay Warbaahinta in iyadoo aan dagaal dhicin kadib markii ay isaga baxeen kooxda Al-shabaab.
DIINSOOR : Sarkaal Al Shabaab oo isku dhiibay ciidanka Dowladda.
Abshir Macalin Idiris oo magaciisu afgarashadu yahay Sahal ayaa isku soo dhiibey Taliska Guutada 8aad ..
Yaa Cunay Lacagtii Bangiga Dhiiga Somalia ?
Waxaan xasuustaa Sanadihii 70kii...
Maxaa looga hadlayaa shirka Aadan Madoobe ka furay Garoowe
Shirka oo ay furitaankiisa ka qeyb galeyn Guddoomiyaha Golaha shacabka BJFS..
Dowladda Soomaaliya ” 200 oo Al Shabaab ayaan dilnay “
Waxaa qoraalka lagu sheegay in xubnaha Al Shabaab ee la dilay ay ku jiraan saraakiil sarsare kuwaas oo la bartilaameedsaday.
Masjidka Cali Gaduud oo gaari siday waxyaabaha Qarxa lagu Qarxiyay.
Gaari nuuciisu yahay Leyla calaawi oo ay kooxdu qarax ku soo rartay ayaa dhowr xabo..