Dadkan oo si xun loo gubay ayaa laga helay meel ku dhow magaalada Sabratha ee waqooyi galbeed..
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Generaal Odowaa ” Waan soo afjaraynaa Al- Shabaab ”
Dagaalka hadda ka socda qaar kamid ah gobolada dalka ayaa waxaa noloshooda ku waayay ...
Shidaalka oo hoos u dhacay & Jawaab laga sugayo shirkadaha korontada.
Shidaalka wuxuu ka yimid qiimo dhan $1.9, haddana wuxuu hoos uga dhacay...
Maanta iyo Deegaanka Basra ee Shabeellaha Hoose.
Ciidanka Dowladda ayaa la xaqiijiyay in shalay dagaal halkaas ay kula galeen Al- Shabaab ay..
WARBIXIN :Qorshaha MD Xasan ee ah inuu saldhig ka dhigto Cadale Sh.Dhexe
Deegaankan waxaa maalmo ka hor gaaray ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan
Saraakiil Al- Shabaab ah oo lagu dilay Shabeellaha Hoose.
Waxa ay ku warameen Saraakiisha Dowladda in bartilmeed ay ahaayeen
PUNTLAND : degmooyin lagu qabanayo doorasho qof & cod oo la soo bandhigay.
Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa Golaha Xukuumadda la wadaagay soojeedinta Degmooyinka laga qabanayo..
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey Shirka golaha Wasiirada.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay Golaha Wasiirada in ay mudnaanta koowaad siiyaan ladagaallanka Al-shabaab.
Jawaari ma xaaladiisa caafimaad ayaa dalka wax loogu qaban -waayay ?
Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa dalka Turkiga- ku mari doonaa ..
Doon 15 qof ay ku dhinteen “Dumarku aad bay u argagaxsanaayeen”
Sida la wariyay doontaan ayaa waxaa saarnaa 40 qof taas oo ku degtay bariga Jasiiradda Lebos xilli ay dabeylo xooggan ay socdeen.

