Degmooyinka Yaqshiid, Huriwaa iyo Hodan ayaa ciidanka Hay'adda Nabad sugida ..
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
DEG -DEG : Qaraxyo ka dhacay magaalada Beledwayne ee Hiiraan
Weriyayaal ku sugan Beledwayne ayaa goor dhow RBC u sheegay in laba qarax ay ka kala dhaceen gudaha..
Shaki – ku gadaaman duqeynta lagu dilay wiil uu dhalay Xasan Daahir
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa mar ka mid ahaa raga ugu saameynta badan Al-Shabaab waxaana uu hadda u xiran dowladda Federaalka Soomaaliya
Dowladda ‘’ Waxaan dilnay sarkaal la doon-doonayay ‘’
Hawlgalkan oo ay iska kaashadeen ciidamada Soomaaliya iyo kuwa beesha caalamka ayaa ka dhacay deegaanka Xaramka ee gobolka Jubbada Dhexe
Siyaasadda Koonfur Galbeed oo -Karkaraysa & Musharraxiin hadlay
Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa marar badan loogu baaqay in doorashada maamulkaas uu ku qabto waqtigeeda
Ciro ” Muddo kordhin kama soconayso Somaliland ”
Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo laba sano ah ugu kordhiyay muddo xileedka madaxweynaha ..
Wiilkii Geedka ku dhuumanayay ee Noqday Generalkii Caanka ahaa
Gen. Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole), shaley ayuu shahiidey isaga oo eryanaya nabad-diidka
Burtinle oo maanta dad – lagu dilay kuwo kalena lagu dhaawacay
Rabshadaha ka dhacay Maanta oo Axad ah Degmada - Burtinle ayaa salka ku hayay ka dib..
XISBIYADA : ”Somaliland waxaan u dhisaynaa maamul KMG ah”
Madaxda Xisbiyada ayaa kulamadooda ku soo hadal qaaday sida muhiim ay u tahay in Somaliland loo..
Axmed Gareed ”Al- Shabaab waxa ay dileen 11-qof oo ay ku jiraan Kenyatti”
Dadka la dilay ayaa tira ahaan waxa ay gaarayeen ilaa 11-qof oo isugu jira..