MUQDISHO (Raxanreeb) Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa oo xulufo la ah maamulka Madaxwaynaha Dowladda Federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dhibaato badan ay ka taagan tahay habka awood qeybisga.
Author: MR Guled (Hanad Guled)
Inta uu la eg yahay khasaaraha ka dhashay weerar ka dhacay Bakool?
Xudur (Raxanreeb) Weerar ay ku geeriyoodeen askar ka tirsan Liyuu Boolis ayaa ka dhacay degaanka Washaaqo ee ku yaala xuduuda dalka ee Gobolka Bakool. Dadka degaanka ayaa sheegay in weerarkan uu ahaa mid loo adeegsaday , bambooyin iyo miinooyinka dhulka lagu aaso , taas oo keentay dhimashada 2 askari oo ka mid ah Liyuu Boolis....
Maamul Goboleedyada iyo Farmaajo oo hor boodaya hamblayada loo dirayo Ruto
Nairobi (Raxanreeb) Dalka Kenya waxa Madaxwaynaha 5aad loo doortay William Ruto oo bedeli doona Madaxwayne Uhuru Kenyatta oo xukunka hayay laba xili oo is xig xigay. Waxyar uun ka dib markii lagu dhawaaqay , Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo madaxwaynihii hore iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada ayaa u diray madaxwaynaha la doortay Hambalyo....
TABABAR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE WARBAAHINTA DIGITALIGA AH OO LAGU QABTAY DHUUSAMAREEB. Tababbarkan waxaa soo qaban-qaabiyay Waaxda Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya iyada oo ay soo qaban qaabisay Shabakadda Horumarinta Haweenka Warbaahinta ka jira ee Galmudug (Galwomen) waxaana xalay Dhuusamareeb ku qabsoomay tababarka ku...