Category: Warar

Home » Warar » Page 610
Ciidamo fara badan oo waddooyinka Muqdisho wareegaya & sababta
Post

Ciidamo fara badan oo waddooyinka Muqdisho wareegaya & sababta

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday markale  howlgal ka dhan ah kooxaha amni darrada ka gaysta magaalada Muqdisho. Howlgaladan ayaa ka danbeeyay ka dib markii magaalada ay ka dhaceen saacadihii la soo dhaafay falal wax u dhimi kara amniga magaalada Muqdisho. Ciidamada booliiska ayaa sidoo kale wada howlgalo lagu hubinayo xaafada iyo...

Laascanood oo saaka dagaal ku Waabiriisatay & hoobiyaal la isku garaacay
Post

Laascanood oo saaka dagaal ku Waabiriisatay & hoobiyaal la isku garaacay

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool , waxaa lagu soo waramayaa in maanta markale ay isku fara saareen ciidanka Somaliland iyo kooxaha kacdoonka ee diidan maamulka Soomaaliland. Hooboiyaal dhawr ah ayaa la xaqiijiyay  in ay ku dhaceen gudaha  iyo hareeraha magaalada Laasacnood , sida ay sheegeen dadka deegaanka oo aan la hadalnay. Ciidanka...

Post

Shirkii Baydhabo oo Warmurtiyeed laga soo saaray & Puntland oo ka maqan

Muqdisho (Raxanreeb ) Shir laba maalin ka socday magaalada Baydhabo  ee madaxda maamul goboleedyada iyo Dowladda Soomaaliya ayaa caawa la soo gaba- gabeeyay. Shirkan waxaa laga soo soo saaeeat dhawr qodob oo ay  ka doodayeen xubnahan intii ay ku sugnayeen magaalada Baydhabo. Saxiixa qodobada waxaa ka maqan Dowlad- goboleedka Puntland oo aan isku wanaagsanayn Dowladda...

Post

PUNTLAND : Tirada ugu badan ee codbixiyaasha oo la diwaangaliyay

Garoowe (Raxanreeb ) Deegaano ka mid ah maamul goboleedka Puntland waxaa ka socday diwaangalinta dadka ka qayb qaadanaya doorashooyinka Golaha deegaanka  ee deegaanada maamulkaas Goboladii  ugu badnaa ayaa maalmihii la soo dhaafay dadka laga diwaan galiyay  sida uu sheegay   Guddiga  doorashooyinka ee ku howlanaa arimaha doorashooyinka Qiyaas ahaan , waxa la sheegayaa  in tirada guud...

Post

Shirka  Baydhabo ee uu ka maqan- yahay & waxa looga hadlay maanta

Baydhabo (Raxanreeb ) Shirka madasha wada- tashiga qaran ee ka socda magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa galay maanta maalintii labaad oo ay wada – hadlayaan hoggaamiyaasha shirsan. Shirkan oo looga hadlayo qodobo xasaasi ah waxaa ka maqan , Madaxwaynaha maamulka Puntland oo khilaaf uu kala dhaxeeyo Dowladda dhexe. Shirka oo shalay furmay ayaa Madaxda...

Post

Kooxda Al- Shabaab oo dilal ka gaystay Beledwayne

Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Beledwayne ee gobolka  Hiiraan waxaa lagu soo waramayaa in ay ka dhaceen dilal inta badan lala eegtay dad rayid ah oo ku nool magaaladaas Dillalkan oo walaac ku abuuray dadka deegaanka ayaa la sheegay in   magaalada Beledwayne ay ka gaysteen koox ka  tirsan Al- Shabaab. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ilaa...

Post

WARCUSUB : Weerar qaraxyo ah oo lagu qaaday Wasaaradda Gaashaandhigga

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar  kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar maanta oo Jimcaha lagu qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Koox  hubaysan oo la  rumaysan yihiin in ay ka tirsan  yihiin kooxda Al- Shabaab ayaa weerar xooggan ku ekeeyay maanta xarunta Gaashaandhigga oo ku taala wadada Warshadaha ee  magaalada Muqdisho. Dhawr...