Category: Warar

Home » Warar » Page 625
Post

Shabaab oo cayaal-weero ku laayay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Kooxda Al- Shabaab ayaa magaalada Muqdisho ka fuliyay dilal dhawr ah oo ay la beegsadeen sida la sheegay kooxo cayaal- weerara ah oo dhibaato ku hayay shacabka Muqdisho. Degmooyin dhawr ah oo magaalada Muqdisho ayaa kooxda Al- Shabaab waxa ay ku dileen dad lagu qiyaasay ku dhawaad 10 qof oo inta badan...

Post

Xasan Sheekh oo Kismaayo u tagaya isku soo dhawaynta  Jubbaland & Gedo

Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose  ku wajahan  halkaa soo uu kulamo kula qaadan doonto Hoggaamiyaha maamulkaas Axmed Madoobe. Qaban qaabada soo dhawaynata Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa  ka jirta magaalada Kisamaayo , waxaana waddooyinka magaaladaas ka dhigay ciidamo hor leh. Ujeedka safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee...

Post

Mareykanka oo raadsanaya Afhayeenka Al- Shabaab Cali Dheere

Nairobi (Raxanreeb ) Xukuumadda  Washington ayaa sheegtay in abaal marin lacageed ay ku bixin doonto cidii keenta macluumaad ku saabsan Afhayeenka kooxda Al- Shabaab. Barnaamijka Abaal Marinta Cadaaladda ee Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa shaacisay in Cali Dheere uu ku lug lahaa qorsheynta weeraro argagixiso oo ka dhacay Soomaaliya iyo Kenya. Cali Maxamud Raage oo...

Post

Sarkaal kooxda Al- Shabaab oo lagu soo bandhigay Kismaayo

Kismaayo (Raxanreeb ) Wararka laga helayo magaaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegay in halkaas ciidanka Jubbaland ay ka sameeyeen howlgal la sheegay in ay ku soo qabteen sarkaal ka tirsan kooxda Al- Shabaab. Wararka ayaa sheegay in howlgalkan uu si gaar ah uga dhacay xaafada Shaqaalaha ee magaalada Kismaayo , halkaas oo la...

Post

Golaha shacabka oo dood ka yeelanaya sharciga agagaxisada

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo arbaca ah waxa xarunta  Golaha shacabka ka dhacaya kulanka xildhibaanada Golaha shacabka  Barlamaanka Soomaaliya. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta  iuu jiro kulanka Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo xarunta Golaha shacabka ayaa sheegaya in Golaha shacabka ay ka doodi doonaan qodobo...

Xeer ilaalinta oo difaacday in markale la soo xiro  Abdalla Muumin
Post

Xeer ilaalinta oo difaacday in markale la soo xiro Abdalla Muumin

Muqdisho (Raxanreeb ) Xafiiska Xeer-ilaalinta Soomaaliya oo qoraal kasoo saarey kiiska Cabdalla Axmed Muumin ayaa difaacay xariga xoghayaha ururka SJS Abdalla Muumin  Waxa ay ku  tilmaantay “baxsad”. Saraakiisha sii deysay ayuu tibaaxay in baaris ay ku socoto kiiskana uusan ahayn mid khuseeya arrin saxaafadeed. Xoghayaha SJS Abdalla Axmed muumin ayaa todobaad ka hor  ciidan ka...

DILAL : ‘’Ma hadhooyinka‘’ muuqda ee ka jira magaalada Muqdisho & DFS talaabo qaadi la’
Post

DILAL : ‘’Ma hadhooyinka‘’ muuqda ee ka jira magaalada Muqdisho & DFS talaabo qaadi la’

Muqdisho (Raxanreeb ) Dilalka ka dhacaya – magaalada Muqdisho ayaa noqday kuwo xargaha goystay waxaana maalin kasta dadka Muqdisho ay maqlaan askarta Dowladda oo dil ka gaystay Muqdisho & iyo Al- Shabaab oo dil gaystay. Maqalkan oo aan ahayn mid aan u roonayn shacabka ayaa si joogta ah loogu maqli karaa guri kasta oo magaalada...

MUQDISHO : Dowladda oo wax ka qaban la’a dilalka Bajaajlayaasha  Muqdisho
Post

MUQDISHO : Dowladda oo wax ka qaban la’a dilalka Bajaajlayaasha  Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Askari ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa  maanta Bajaajle ku toogtay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho. Lama sheegin sababta keentay dilka Bajaajlahan , hase ahaatee waxa uu qayb ka yahay dilalka ciidanka dowladda ay ka gaysanayaan magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Mahdi Diiriye Aadan, waxaana toogasho ku dilay ciidamo...