Dowladda Federaalka Soomaaliya ayay ka codseen in ay samayso talaabo – kasta oo dalka ay ugu soo celinayso dhallinyaradaas
Shirka maamul – goboleedyadda oo Beri ka furmays magaalada Muqdisho.
Xubnaha maanta oo Arbaca ah magaalada Muqdisho soo gaaray waxaa ka mid ah Madaxwaynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed
MDSaciid Deni oo markii seddaxaad magacabaya Maxkamadda Sare
Waxaa Mudanayaasha hoos ku xussan loo magacaabey Garsoorayal Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland, mudda xileed 5 sana ah,
Rabshado ka dhashay dil Jigjiga loogu gaystay Xildhibaanad Juweeyriya.
Ciidamo farabadan oo katirsan kuwa liyuu Boolis ayaa la dhoobay waddooyinka magaalada Jigjiga
Taliska AFRICOM ‘’Saraakiil shabaab ah ayaa ku dilnay gobolka Hiiraan ‘’
War ka soo baxay maanta oo Arbaca Taliska AFRICOM ayuu ku sheegay in duqeymahaas ay ku dileen saraakiil ka tirsan kooxda Al- Shabaab.
SAGOOTIN :RW iyo Muxuu ku sifeeyay xiriirka Soomaaliya & Qatar ?
xiriirka soo jireenka ah, isaga oo si gaar ah uga mahadnaqay munaasabadda...
Q.M oo baaq u dirtay Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya.
Waxaa kale oo uu sheegayururada caalamiga ah in mar horeba ay ka digeen gaajada iyo macluusha.
Muxuu ahaa howlgalka laga fuliyay Degmada Wadajir ?
Dhalinyaradaan oo gaaraya ilaa 5 ayaa Maamulka degmada Wadajir uu soo bandhigay Magacyadooda iyo Sawiradooda, waxaana lagu kala Magacaabaa.
Cagjar ‘’Waa la ciqaabayaa askrigii dilay xildhibaanad aweeriya Subcis‘’
Mustafe Cagjar ayaa sheegay in hay’adaha Amnigu ay gacanta ku hayaan baarista dhacdadan oo sidoo kale ay ku dhaawacmeen saddex ruux oo kale.
Dowladda iyo maamul – goboleedyada oo shir ugu furmaya Muqdisho
Madaxwaynaha maamulka Puntland oo ka baaqsaday shirkii bishii september oo uu uga qaybgalay Online


