Wararka kala duwan ayaa ka soo baxaya , weerarkan oo si toos ah ah uga soconaya magaalada Kismaayo .
Month: October 2022
Maxaa ka socda – maanta deeganka Masaajid Cali Gaduud ee Sh. Dhexe.
Waa safarkii labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tago dalka Jabuuti tan iyo markii xilka loo doortay 15ka May ee sanadkan.
“Xijaabkeyga waxaan ku badashay qori AK-47 ah oo hadda deegta ii suran”
Wargeysyada Britain ayaa sii wada xiisaha ay u qabaan tebinta dhacdooyinka mudaaharaadyada ee Iran, wargeyska “Sunday Times” ayaa daabacay baaritaan ku saabsan baxsashada ardayad jaamacad dhiganaysay oo reer Iran ah taas oo ku biirtay dagaalyahannada gobolka Kurdistan ee Ciraaq
Maxaa ka socda – manta deeganka Masaajid Cali Gaduud ee Sh. Dhexe.
Deegaankan ayaa in muddo ah waxaa maamulayay kooxda Al- Shabaab oo ugu danbeyn shalay dagaal halkaas ka dhacay looga awood roonaaday.
Dhaawacyo xaaladooda aad u culus tahay oo Muqdisho la soo gaarsiiyay.
‘’ Waa in dadka shacabka ah meel ay ugu soo wada-jeestaan la dagaalanka kooxda Al- Shabaab oo dhibaato ku haya umadeena
Ruusha uu duqeeyay xarumaha Tamarta ee Ukraine
Kaaliye u dhow Madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in ku dhawaad hal milyan iyo bar qoysas ah oo ku kala nool Ukraine ay koronto la’aan yihiin, iyadoo mowjado cusub oo weerarro ah uu Ruush-ku la beegsaday kaabayaasha tamarta ee muhiimka ah
Wararkii ugu danbeeyay daadad xooggan oo ku dhuftay Qardho
Daadad xooggan ayaa xalay fiidkii ku soo rogmaday magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, ka dib markii uu biyo keenay togga mara magaalada
Trump oo su’aalo laga weydinayo weerarkii xarunta Baarlamaanka ka dhacay
Madaxweynihii 45aad ee Mareykanka Donald Trump ayaa wax laga weydiinayaa weerarkii taageerayaashiisa ay ku galeen Aqalka Baarlamaanka Dalkaas (Capitol Hill) 6dii Janaayo 2021 sida uu sheegay Guddiga loo xilsaaray dhacdadaas oo durba dalbaday la kulankiisa
Taliban oo weerar ay qaadday ku dishay ‘xubno’ ka tirsan Daacish
Ciidamada ammaanka ee Taliban ayaa howlgal ay habeenkii xalay ka fuliyeen magaalada Kabul ku dilay lix xubnood oo ka tirsan kooxda Daacish, sida uu sheegay afhayeen u hadlay maamulka Taliban
Yuusuf Dabageed oo gaaray Maxaas
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Hagar Dabageed iyo wefddi balaraan oo u hogaaminayay ayaa Gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan


