Day: October 3, 2023

MD Xasan Sheekh oo lagu eedayay dagaal beeleedyada ka socda MUDUG
Post

MD Xasan Sheekh oo lagu eedayay dagaal beeleedyada ka socda MUDUG

Gaalkacyo (Raxanreeb ) Deegaano  ka mid ah gobolada Mudug iyo Galgaduud waxaa ka  qarxay dagaal beeleed u dhaxeeya   dagaal beeleed u dhaxeeya laba maleeshiyo . Dagaal beeleedyadan ayaa lagu soo waramayaa in ay gaysteen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac , waxaana isa soo taraya baaqyada nabada ee loo dirayo dhinacyada. Wasiirka qorsheynta maamul goboleedka...

Hakad la gilyay hantida iyo shirkada Trump
Post

Hakad la gilyay hantida iyo shirkada Trump

New York (Raxanreeb) Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla magaalada New York Isniintii, halkaas oo garsooraha maxkamaddaasi uu gacanta ku hayo dacwad keeni karta in la baabi’iyo shaqooyinkiisa ganacsi ee uu ku leeyahay gobolkaas, isla markaana laga mamnuuco Trump iyo labadiisa caruura inay wax ganacsiya oo dambe ay...