Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa hakisay wada-hadallada ku saabsan in ay caadiyeyso xiriirka Israa’iil, ilo-wareed ayaa Sabtida maanta ah u sheegay wakaaladda wararka AFP, xilli uu socdo dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas.
Day: October 15, 2023
AS oo weerar ku qaaday fariisimo ciidan oo ku – yaala Galgaduud
Guraceel (Raxanreeb) Wararka laga helayo deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ayaa sheegaya in halkaas weeerar ay ku qaadeen maleeshiyaad ku saabsan kooxda Al- Shabaab Dagaalka ayaa qarxay kadib markii xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen deegaanka Burujeed oo u dhexeeya degmooyinka Guriceel iyo Ceelbuur oo ka wada tirsan gobolka Galgaduud Khasaaro...
Ma tuhun AS ayaa soo galay ninka la dhashay Roobow ee la xiray ?
Muqdisho (Raxanreeb) Ciidanka Dowladda Soomaaiya ayaa xabsiga dhigay nin la dhashay hoggaamiye hore Al- Shabaab haatan ah Wasiirka Arrimaha Diinta iyo awqaafta Xukuumada Soomaaliya. Ninkan la xiray oo lagu magacaabo Ibraahim Roobow Cali ayaa katirsanaa guddiga tartanka adeegga xajka ee sanandkii hore iyo sidoo kale isla guddigan uu isbuucii hore uu mar kale magacaabay wasiir...
EU & Wadamo Kale oo Ku Dhawaaqay Hakinta Gargaarka Falastiin
GAZA (Raxanreeb ) Inta badan wadamada Reer galbeed ayaa joojiyey gargaarkii ay siin jireen dadka reer Falastiin,waxaana Midowga Yurub oo ahaa deeq bixiyaha ugu weynaa ee Falastiin uu ku dhawaaqay inuu hakiyey deeq lacageed oo dhan 691 milyan oo euro, sababo la xirira dagaalka Xamaas ku qaaday Israa’iiil,sidoo kale dalalka Denmark iyo Sweden ayaa sidaas...