Day: October 16, 2023

Home » Archives for October 16, 2023
Qof isa –soo miidaamiyay oo isku qarxiyay meel u dhaw Villa Somalia
Post

Qof isa –soo miidaamiyay oo isku qarxiyay meel u dhaw Villa Somalia

Muqdisho (Raxanreeb )  Goob aad loo ilaaliyo oo ku dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu qarxiyay qof isa- soo miidaamiyay. Waxa  uu ka dhacay maxaaqi  lagu magacaabo Blue Sky oo ku taala meel laga galo  Xarunta Villa Somalia waxaana maqaaxida fadhiista ciidanka dowlada , shaqaalaha Dowladda iyo dad kale. Dowladda ayaa...

Post

Ugandan police foil plot to bomb churches – Museveni

Ugandan police foiled a bomb attack on churches by the Allied Democratic Forces (ADF) rebel group in central Butambala district, President Yoweri Museveni has said. The Islamic State-linked militants were on Sunday planning to plant two bombs in churches in Kibibi, about 50 km (30 miles) from the capital Kampala, Mr Museveni wrote on X,...

Post

Mudavadi, Juma to lead second assessment team to Haiti ahead of police deployment

Prime Cabinet Secretary and Cabinet Secretary for Foreign Affairs Musalia Mudavadi and National Security Advisor Monica Juma are scheduled to leave for Haiti for a second assessment mission. The team is set to meet the Haitian authorities and sign various agreements ahead of the planned deployment of Kenya police to combat gangs in the Caribbean...

AS oo weerar qaraxyo ku bilowday kuqaaday Yaaqbiriweyne
Post

AS oo weerar qaraxyo ku bilowday kuqaaday Yaaqbiriweyne

Yaaqbiriweyne (Raxanreeb)  Xubno katirsan kooxda Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday deegaanka Yaaqbariweyne ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaas oo muddooyinkii lasoo dhaafay uu ku sugnaa xildhibaan Daahir Amiin Jeesow. Sidoo kale, Al-Shabaab ayaana qaraxyada kaddib la sheegay in weerar toos ah ku qaadeen ciidamo dadka deegaanka ah oo hormuud u ahaa xildhibaan...

MUQDISHO : Qayb ka mid ah baa la go’doomiyay- XOG & Xaqiiq
Post

MUQDISHO : Qayb ka mid ah baa la go’doomiyay- XOG & Xaqiiq

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo gaysay markii ugu horeeyay nawaaxiga Garoonka Aadan Cadde gaar ahaan meelo markii hore gadiidka iyo mootooyinka ay adeegsan jireen. Ciidanka ayaa diiday in Gadiidka iyo mootooyinka ay adeegsadaan , waddooyinka qaar ee laga galo Garoonka Aadan Cadde oo markii hore ahayd meel ay dadka adeegsadaan . Wadayaasha Mootooyinka...

Shaki badan ayuu abuuray hadal uu jeeday Aby Ahmed- Muxuu ahaa hadalkaas ?
Post

Shaki badan ayuu abuuray hadal uu jeeday Aby Ahmed- Muxuu ahaa hadalkaas ?

Adis Ababa (Raxanreeb ) Ethiopia oo Wabiyada dalkeeda ka baxa dooneysa iney ku beddelato iney wax ka lahaato Badda cas. Ra”iisul wasaaraha Ethiopia ayaa Baarlamaanka dalkiisa u sheegay, in la joogo waqtigii uu dalkiisu heli lahaa xeebo ay iyagu leeyihiin. Wuxuu sheegay in meel kasta oo uu tago in lagala hadlo Wabiga Nile inuu yahay...