The scourge of military take over in October 1969 was not a bolt from the blue; the threat had been a Sword of Damocles hanging on the head of the civilian administrations at every moment since the Somali Republic was created in 1960. It was an open secret that the military had always a plan...
Day: October 21, 2023
Toronto’s TikTok teacher reconnects with her Somali heritage
Zahra Hassan moves to the front of her classroom, her blue-and-white Somalia jersey a not-so-subtle hint about the day’s lesson. Hassan, 29, began teaching three years ago. Last year she generated headlines by going viral on TikTok for her 1990s-inspired oversized tops, baggy jeans, and chunky sneakers. Now, she’s hoping she can use her fashion...
Al-Shabaab oo sheegay tirada ciidamada ay ku dishay weerarkii Ceelsha
Ururka Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray qarax xooggan oo ay saaka ka geeysteen saldhig ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.
Daadad harqiyay Beledwayne & Luuq ee Gobolada Hiiraan & GEDO
Beledwayne (Raxanreeb ) Roobab xoogan oo ka da’ay gudaha iyo daafaha Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sababay in guryahooda ay ka barakacaan qoysas farabadan oo daganaa Xaafadaha Kooshin iyo Xaawa taako. Roobabka ayaa socday ku dhawaad 6 saacadood oo xiriir ah, waxaana ka dhashay daadad xoogan oo kusoo rogmaday xaafadaha Kooshin iyo Xaawa taako...
ASKAR dil gaystay oo lagu dilay duleedka magaalada Baydhabo
Baydhabo(Raxanreeb )Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Boliiska KGS ka tirsan ayaa saaka Baydhabo Dusheeda looga Oofiyay Dambiyo dhiig Daadin ah oo ay Hore u galeen. Labada Hore ayaa Beerta Qurun Jiis oo Degaan Degmada Baydhabo...
DEG- DEG : Qarax lala beegsaday Saldhig ciidan oo ku yaalla – Ceelasha Biyaha.
Muqdisho (Raxanreeb ) Qarax aad u xoogan oo xittaa guryaha ka ag dhow halka uu ka dhacay ee Ceelasha Biyaha sidaas ka dhigay ayaa hadda la soo warinaya . Dadka deegaanka ayaa sheegaya in qaraxan uu ahaa mid aad u xoogan oo keenay in ay dumaan guryaha ka ag dhawaa halka ay wax ka dhaceen....