Muqdisho (Raxanreeb) Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray ammar cusub oo ku socda dadka degan dhulka wasaarradii hore ee arrimaha gudaha oo kutaalla degmada Boondheere, gaar ahaan agagaarka taallada Daljirka Dahsoon, Sidoo kale, Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir oo muuqaal soo duubay ayaa ku amray dadka degan dhulka wasaaradda arrimaha gudaha in si deg deg ah...
Day: October 29, 2023
Shirkado laga leeyahay Masar oo adeeg isgaarsiined gaarsiinaya Gaza
Egypt (Raxanreeb) Shirkadaha Isgaarsiinta ee ka hawlgala dalka Masar ayaa xaqiijiyey inay adeegyada isgaarsiineed gaarsiin doonaan dadka ku nool magaalladda Qasa ee lagu hayo Duqeymaha, lagana jaray Nooc kasta oo isgaarsiinta casriga. Sidoo kale, Afarta Shirkadood ee ugu weyn shirkadaha bixiya adeega telefoonka iyo internetka ee saldhigoodu yahay dalka Masar ee kala ah Vodafone, Telecom...
Laftagareen oo ka wada Waajid Abaabul ka dhan ah, Al-Shabaab
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar ku saleysan dardar gelinta qorshaha wajiga labaad ee Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab degmada Waajid ee gobolka Bakool.
DF oo sheegtay in ay gargaar iyo dhakhaatiir ay u direeyso Gaza
Gudoomiyaha Hay’adda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ee Soomaaliya Maxamuud Macalin Cabdulle oo saaka ka hadlayay isu soo bax lagu xusayay qaraxii Soobe 2 ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin dhibaatadda ka taagan magaalada Qasa.
Dadyawga ku dhaqan Gaza oo jabsaday bakhaaro ku keedsanaa Gargaarka
Kumannaan dadka reer Qasa ah ayaa jabsaday bakhaarrada iyo xarumaha gargaarka ee hay’adda caawisa qoxootiga falastiniyiinta ee Qaramada Midoobay (UNRWA), iyagoo guranaya burka iyo waxyaabaha qutul daruuriga ah sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.
Xasan Sheekh oo xil cusub u magacaabay Cali Jayte
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xil cusub u magacaabay guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jayte Cismaan.
Dibadbax ka socda Soobe Muqdisho
Dibadbax ay soo qaban qaabisay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa haatan ka socda isgoyska Soobe ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho, kaas oo ay ka qayb-galayaan wasiiro, xildhibaano, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.
Dagaal adag oo Al-Shabaab dhul looga qabsaday oo ka dhacay Hiiraan
Warar dheeraad ah, oo kasoo baxayo dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada Dowladda oo garab ka helaya kuwa deegaanka oo maanta ka dhacay galbeedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.