Adis Ababa (Raxanreeb ) –Wasaaradda arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hadda qirtay bahdilaadii ay Itoobiya maanta kusamaysay Madaxweynaha JFS. Wasaaraddu waxa ay sheegtay oo aan xilligan wasiir lahayn , in wafdi madaxwaynaha Soomaaliya xadgudub ay ku sameysay Itoobiya. Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Soomaaliya ayaa bilowgii todobaadkan markii uu tagay Addis Ababa,...
Month: February 2024
Sheekh Shariif miyuu u diyaargaroobayaa dagaal siyaasadeed ?.
Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee Dowladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta oo sabti ah iska xaadiray fadhiga Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Golaha shacabka ayaa todobaadyada soo socda waxaa uu sii ambaqaadi doonaan ka doodista Dastuurka KMG ah oo farqaha loogu dhigan isla markaana abuuray jawi siyaasadeed. Siyaasiinta sida aad ah u...
Putin oo lagu eedeeyey inuu ka masuul yahay geerida hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka
Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa ka falceliyey geerida hoggaamiyaha mucaaradka ee dalka Ruushka, Alexey Navalny, kaas oo geeriyooday maalintii Jimcihii.
Somaliland oo gacanta ku dhigtay haweeney u gaftay ILAAHAY
Ciidamada booliska ee maamulka Somaliland, ayaa maanta gacanta ku dhigay haweeney muqaal ku faafisay baraha bulshada, ayada oo aflagaadeyneysa Ilaahey, (SW) falkaasi foosha xun oo ka dhalatay caro xooggan.
WARCUSUB : Waxyeelo ka dhalatay qarax ka dhacay Degmada Luuq ee Gedo
Luuq (Raxanreeb )- Wararka aan ka helayno maanta oo sabti ah degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax xooggan oo cabsi galiyay dadka deegaanka. Inta la xaqiijiyay ilaa iyo hadda seddax qof ayaa dhaawacyo culus uu ka soo gaaray qaraxan oo aad loogu maqlay xaafadaha degmada Luuq ee gobolka...
Dad cadaalad raadinaya & maydad badan oo ku jira qaboojiyaasha isbitaalada.
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay dilal kala duwan oo loo gaystay dad rayid ah kuwaas oo qaarkood ay ku lug leeyihiin askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Waxyaabaha ugu daran ee waqtigan ka jira magaalada Muqdisho ayaa ah in qaboojiyaasha Isbitaalada – magaalada ay ku jiraan maydad badan kuwaas oo eheladooda sugaya cadaalad....
Caro ka dhalatay Safarkii Xasan Sheekh uu ku tagay Adis Ababa.
Adis Ababa (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Adis Ababa ee ee Itoobiya kaga qayb galaya Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika. Dhinacyo ka kala duwan oo la socda siyaasada Itoobiya iyo faragalinteeda ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu ku deg degay inuu tago magaalada Adis Ababa taas oo ay ku sheegen mid...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ” Xasan Sheekh wuu ku deg degay Safarka Itoobiya sax ma ahayn “.
Muqdisho(Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu safar ku tagi doona magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya si uu ugu qayb galo shirar ka dhacaya magaaladaas. Hase ahaatee waxaa soo baxaya dhaliil loo jeedinayo Madaxwaynaha talaabada uu u qaaday dhanka Adis Ababa oo aad u xun xiriirka kala dhaxeeya Muqdisho. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa...
XOG & XAQIIJIN : Ciidanka oo Bajaajta wali la raaca ‘’Hubka ‘’.
Muqdisho (Raxanreeb ) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maalmo ka hor waxa uu soo saaray amar ku saabsan in hub ciidanka aysan la raaci karin noocyada mootooyinka . Go’aanka maamulka gobolka Banadir ayaa lagu sheegay in arrintan loogu gol leeyahay sidii wax loogu qaban lahaa falalka amni darro ee ka dhacaya caasimadda oo joogto noqday. Tan...
Ciidanka amniga Gaalkacyo oo baaritaan ka sameeayay xaafadaha magaalada.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka amniga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sameeyay howlgal la sheegay in lagu baadi goobayay koox dil ka gaysatay magaalada Gaalkacyo. Sida wararku ay sheegayaan ciidanka inta ay howlgalka ay wadeen ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen shaqsiyaad ay ku tuhmayaan in ay ka danbeyeen dil ganacsade loogu gaystay magaalada....









