Month: February 2024

Madaxweynihii Namibia oo u geeriyooday xanuunka Kansarka.
Post

Madaxweynihii Namibia oo u geeriyooday xanuunka Kansarka.

Namibia (Raxanreeb ) Madaxweynaha dalka Namibia Hage Geingob ayaa ku geeriyooday isbitaalka Lady Pohamba ee caasimadda Windhoek halkaas oo lagu daweynayay. Hagr ayaa geeriyooday isaga oo da’diisu tahay 82 jir, dalkaan ayuu soo hoggaaminayay tan iyo markii uu qaatay xoriyaddiisa sanadakii 1990-kii uu dal noqday. Geeridiisa waxa ku dhawaaqay Madaxweyne Kuxigeenka wadankaasi Nangolo Mbumba, wuxuu...

Xamaas oo meel adag ka istaagtay xabad joojin ka dhaqangasha GAZA.
Post

Xamaas oo meel adag ka istaagtay xabad joojin ka dhaqangasha GAZA.

Gaza (Raxanreeb )  In mudda ahba waxaa socotay waan – waan lagu doonayay in xabad  joojin ay ka dhaqan gasho marinka GAZA halkaas oo   ay ka sii socdaan dueymaha Israa’il ay ku beegsanayaan dadka rayidka ah. Waan-waantan waxa ay ka socotay magaalada Paris ee dalka Faransiiska , halkaas oo dalalka reer Galbeedka ay ka wadeen...

Ciidan mushaar la’aan ugu baxay deegaano ay kala wareegeen AS.
Post

Ciidan mushaar la’aan ugu baxay deegaano ay kala wareegeen AS.

Ceelbuur (KAAB ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa  bilaabay inay dib ugu  soo baxaan deegaano badan oo ka mid ah gobolka galgaduud ee bartamaha dalka. Deegaanada ciidanka Dowladda ay isaga baxeen waxaa ka mid ah degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud halkaas oo ka mid ah  deegaanadii ciidanka ay kala wareegeen kooxda Al- Shabaab . Ciidanka ayaa...

Ilaah Omar oo farqaha loogu dhegan yahay.
Post

Ilaah Omar oo farqaha loogu dhegan yahay.

NewYork (Raxanreeb ) Ilhaan Cumar ayaa ka wajaheysa cadaadiskii ugu weynaa tan iyo intii loo doortay xubinnimada aqalka baarlamaanka Mareykanka ee Congress, ee ay ku metesho gobolka ay Soomaalidu degto ee Minnesota. Gabadha xagjirka ah ee kula jirta Congress ee Marjorie Taylor ayaa aqalka baarlamaanka u gudbisay qaraar ku eedeynaya Ilhaan qiyaano qaran, iyo inay...

XOG:  Cabsi laga qaba in beri qorshe qorsoon la hoosgaliyo Golaha shacanka.
Post

XOG:  Cabsi laga qaba in beri qorshe qorsoon la hoosgaliyo Golaha shacanka.

Muqdisho (Raxanreeb )  –Maalinta beri oo isniin ah xildhibaanada Golaha shacabka ayaa lagu wadaa in ay fadhi ku yeesheen xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho Kulankan ayaa aad  isha loogu hayaa , waxaana  jirta cabsi ay qabaan mudanayasha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya , qaarkood oo aan la hadalnay ayaa ka gaabsaday in ay nala...

ATMIS oo baneynaysa saldhigyo muhiim ah & go’aan ay soo saareen.
Post

ATMIS oo baneynaysa saldhigyo muhiim ah & go’aan ay soo saareen.

Muqdisho (Raxanreeb ) Howlgalka  ATMIS  ayaa   bilaabay  ka bixitaanka wajiga labaad ee howlgalka ka bixitaanka guud ahaan dalka sida dalka. Saraakiil ka tirsan  ATMIS ayaa sheegay in dhawaan ay ka bixi doonaan ilaa todobo saldhig oo ku – yaalla koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Warsaxaafadeed ey soo saareen ciidanka ATMIS ayey ku sheegeen in wijiga labaad...

Golaha  amaanka ‘’ Soomaaliya & Itoobiya khilaafkooda ha xaliyaan’’.
Post

Golaha  amaanka ‘’ Soomaaliya & Itoobiya khilaafkooda ha xaliyaan’’.

NewYork (Raxanreeb ) Fadhi  xubnaha Golaha ammaanka ay ku yeesheen magaalada NewYork ee dalka Mareykanka ayay  markale uga hadleen xaaladda guud  ahaan wadamada gobolka. Waxa ay  si gaar ah diirada ay u saareen xiisada siyaasadeed ee ka dhaxeysa  Dowladaha  Soomaaliya iyo   Itoobiya oo cirka isku sii shareeraysa loona baahan  yahay in la dhameeyo. Amb. Meles...