Nairobi (Raxanreeb )- Soomaalida ku nool xaafada Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in maanta oo Khamiis ay xireen goobaha ganacsiga. Waxa ay ka danbeysay ka dib markii suuqa howlgal fataashaad ah ay ka bilabeen ciidanka Kenya . Ciidanka ayaa raadinaya caanaha booraha oo sharci darra ay tahay in dalkaas looga ganacsado...
Month: February 2024
Macallin todobaad ka hor lagu dilay MUQDISHO oo la aasay.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Waxaa magaalada Muqdisho lagu aasay Alaha u naxariistee , Macallin Cabdiraxmaan Macaloow Abiikar oo uu dhowaan iskuulka Sidii ku dhex dilay arday hore oo iskuulkaas dhigan jiray. Meydka macalinka oo loo raadinayay caddaalad ayaa isbuuc ka badan ku jiray filinjeer, waxa ayna eheladiisa horrey u sheegeen in meydka macalinka aan la...
Turkey’s KAAN fighter jet conducts first flight
Turkey’s KAAN, its first national combat aircraft, completed its first flight on Wednesday, part of the country’s efforts to upgrade its air force. NATO member Turkey launched its TF-X project to produce a national combat aircraft in 2016. Turkish aerospace firm TUSAS signed a deal with Britain’s BAE Systems (BAES.L), opens new tab worth $125...
Press Freedom: Somaliland frees journalist Ilig, Puntland blocks and detains Chanel 4 reporters
The Somali Journalists Syndicate (SJS) is relieved that MM Somali TV founder and journalist Mohamed Abdi Ilig was freed from jail on Sunday after a court in Hargeisa ruled his innocence while we are concerned about the actions of Puntland authorities to detain and block Chanel 4 News reporters in Garowe. MM Somali TV founder Mohamed...
Venezuela: in ka 14 oo ku geeriyootay god dahabka laga qado.
Venezuela (Raxanreeb ) –Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay god dahabka laga qaado Venezuela uu ku dumay shaqaalo halkaas ku jiray , waxaana ilaa iyo hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 14- qof . Waxa warkan warbaahinta u xaqiijiyay saraakiil gurmad ah Venezuela ah kuwaas goobta u gaaray in dad...
Dowladda oo faragalisay aroosyada ka dhacay gobolka Mudug.
Xarardheere (Raxanreeb ) – Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug oo in muddo ah ay maamulayeen kooxda Al- Shabaab isla markaana hadda ay ku sugan yihiin ciidanka Dowladda ayaa waxa ay soo saareeen go’aano cusub. Saraakiisha ciidanka xoogga dalka oo ku sugan degmadaas ayaa dadwaynaha ku nool magaaladaas waxay dul- dhigeen , amaro cusub oo ay...
Oromada Itoobiya oo dooratay ugaas dhaqameed cusub
Madax dhaqameedka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa xilka ku wareejiyay xaflad aad u qurux badan oo lagu qabtay Me’ee Bokkoo oo qiyaastii 450km dhanka koonfureed kaga beegan caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa.
FADHIGA 1AAD: Kiiska Luul oo nolosha lagu gubay oo la guda-galay.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Maxkamada gobolka Banaadir maanta oo Arbaca ah waxa ay u fadhiisatay kiiska dacwad la xiriira nin xaaskiisa ku gubay degmada Dharkanlay ee magaalada Muqdisho. Ninkan oo lagu magacaabo Sayid Cali Macallin Daa’uud ayaa ku eedeysan inuu si arxan darro ah u gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis Dhageysiga maxkamadda ayaa waxaa si toos...
UK pledges £17 million to clear mines, protecting over 50,000 lives worldwide
In a landmark move, the UK Government has allocated £17 million to support leading British organizations, the Mines Advisory Group (MAG) and The HALO Trust (HALO), in their mission to clear mines and raise awareness about the associated risks in eight countries across Africa and Asia. This funding, announced on February 20, builds upon previous...
Golaha-Shacabka oo meelmariyay heshiiska difaaca ee Soomaaliya & Turky.
Muqdisho (Raxanreeb )- Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah meelmariyay heshiiska difaaca ee dalalka Soomaaliya iyo Turky – kaas oo socon doona mudda ka badan toban sanno. Heshiiskan waxa uu soo maray Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo isla maanta ansixiyay ka dib fadhi ay ku – yeesheen magaalada Muqdisho. Heshiiskan oo ah mid xasaasi...







