Day: June 27, 2024

Home » Archives for June 27, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi kala hadlay faragelinta Itoobiya
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi kala hadlay faragelinta Itoobiya

Muqdisho ( Raxanreeb) Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado sharaf ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala gobolada Waqooyi ee dalka. Madaxweynaha ayaa la wadaagay dadaalka ay dowladdu ku bixinayso ka hortaga faragelinta shisheeye iyo ilaalinta madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta ku bogaadiyay doorkooda...

Ra’isulwasaare ku-xigeenka oo daah furay mashruuca Nagaad
Post

Ra’isulwasaare ku-xigeenka oo daah furay mashruuca Nagaad

Muqdisho (Raxanreeb) — Maanta waxaa magaalada Muqdisho laga daah-furay Mashruuca Nagaad ee hirgelinta naqshadeynta bulaacadaha iyo biya-mareenada caasimadda, taasi oo muddo badan ay shacabka caasimada ka sugayeen maamulka gobolka Banaadir. Mashruucan ayaa maanta waxaa daahfuray ra’isulwasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac, iyadoo laga daah-furay xarunta gobolka Banaadir, isagoo wax badan ka baddeli doona xilliyada roobabka...

Axmed Madoobe & James Swan oo ka wada hadlay Saddex qodob
Post

Axmed Madoobe & James Swan oo ka wada hadlay Saddex qodob

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay sii hayaha madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wakiillo ka kala socday hay’adaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNFPA, UNICEF, iyo FAO. Kulanka ayaa lagaga hadlay geeddi-socodka dib-u-eegista dastuurka, dhismaha kaabayaasha kala duwan gaar...

Post

How Ruto plans to dismantle the Finance Bill 2024 using legal loop holes

The constitution does not allow the withdrawal of a bill that has already reached his desk, but President Ruto has found a way to navigate this following demands by Kenyans This decision follows widespread protests and public outcry over the proposed tax measures contained in the proposed law . The president’s memorandum, sent back with...

XOG KOOBAN : Xamse oo diidan xilka ka qaadista Taliye Sulub.
Post

XOG KOOBAN : Xamse oo diidan xilka ka qaadista Taliye Sulub.

Muqdisho (Raxanreeb )- Waxaa soo baxaya warar hoose oo sheegaya in isbedel lagu samaynayo qaar ka mid ah Saraakiisha  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Meelaha sida aadka  ah loo hadal hayo xogahana ay sheegayaan waxaa ka mid ah Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Generaal Sulub oo qorshuhuna ahaa in lagu bedelo  Asad Diyaano. Raxanreeb Online ayaa...

DAAWO : Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo ay ka mid yihiin hadal layaab  leh oo ka soo baxay Itoobiya
Post

DAAWO : Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo ay ka mid yihiin hadal layaab  leh oo ka soo baxay Itoobiya

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor imaad maanta oo Khamiis ah ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka  Mudug. Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, kaas oo looga hadlay arrimo ku aadan heshiiska badda. Qodobadaas & kuwo kale waxaa inoo – haysa Wareiyaha Raxanreeb ee magaalada...

Post

Ethiopian high-level delegation arrives in Djibouti

Ethiopian Delegation headed by Mr. Adem Farah, Vice President of the ruling Prosperity Party and head of the Democratic System Building Center with the rank of Deputy Prime Minister, has arrived in Djibouti. Mr. Adem Farah was accompanied by other senior government officials, including Finance Minister, Mr. Ahmed Shide, Chief of General Staff of the...

Post

Socdaalkii aan dhowaan ku tegey Puntland

In the aftermath of the 1991 Somali Civil War, Puntland declared itself an autonomous state in 1998; unlike Somaliland, Puntland is part of the Federal State of Somalia. The name “Puntland” is derived from the Land of Punt mentioned by ancient Egyptian sources. It has a constitution that governs the State. Under this constitution, the...