Day: June 29, 2024

Home » Archives for June 29, 2024
Ciidanka ATMIS oo banneeyay Saldhig kuyaalla Jubbada Hoose & xaaladda Caawa
Post

Ciidanka ATMIS oo banneeyay Saldhig kuyaalla Jubbada Hoose & xaaladda Caawa

Maanta ayaa Ciidanka ATMIS waxay ku wareejisay Saldhigga degaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaas oo noqonaya Saldhiggii Afaraad ee lagu wareejiyey Wajigii Saddexaad ee ATMIS-ta laga saaray. Munaasabadda wareejinta waxaa ku sugnaa, ku xigeenka ATMIS SRCC, Sivuyile Bam, wuxuuna hoosta ka xariiqay in ATMIS ay ka go’an tahay taageeridda...

Sarkaal katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Koonfur Galbeed
Post

Sarkaal katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Koonfur Galbeed

Bakool ( Raxanreeb) Xuseen Madkeer Ismaaciil oo Mudo 4sano ah ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab ayaa Isku soo dhiibay Ciidamada Amniga Degmada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakool. Xuseen Madkeer ayaa Al-Shabaab u qaabilsanaa Jabhada wuxuuna usoo adkaysan waayay dhibaatooyinka faraha Badan Ee Al-Shabaab iyo Howlgalada Ciidamada Xooga Dalka. Xuseen oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay...

Nin dil ka geystay degmada Guriceel oo Gacanta lagu dhigay
Post

Nin dil ka geystay degmada Guriceel oo Gacanta lagu dhigay

Laamaha amniga kala duwan iyo maamulka degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan Eedeysane Maxamed Cismaan Cabdiraxaan, oo degmada ku dilay nin dhalinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray Libaan Aadan Ibraahim, talaadadii 25 bishan June, saacadda 2:30 AM. Eedeysane Maxamed Cismaan ayaa iska baxsaday goobtii uu dilka ku geystay....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Aaska Jawaari
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Aaska Jawaari

Muqdisho ( Raxanreeb) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa ka qayb galay Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu door taariikhi ah ka soo qaatay dowlad-dhiska, horumarinta dalka iyo dhismaha hay’adaha dowladeed ee Soomaaliya,...

Madaxweynaha Galmudug oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Wakiilka QM ee Soomaaliya
Post

Madaxweynaha Galmudug oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Madaxwaynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtootayada ee magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay siihayaha madaxa xafiiska Qarammada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u tegay Galmudug. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, amniga iyo la dagaalanka Khawqarijta, Dastuurka iyo doorashooyinka dalka iyo howlaha ay hay’adaha qarramada...

Soomaaliya & Jabuuti miyay burburinayaan Somaliland ?.
Post

Soomaaliya & Jabuuti miyay burburinayaan Somaliland ?.

Hargaysa (Raxanreeb )- Somalinad & Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u dhaxeeya wali xurguf xoogaan oo ka dhalatay heshiiskii Somaliland ay la gashay Itoobiya. Siyaasiinta magaalada Hargaysa ku sugan ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay doonayso in ay burburiso Somaliland iyada oo la kaashanaysa Jubuuti. Faysal Cali Waraabe oo ah Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa...

Xiisad u dhaxeysa Beesha Ceyr oo ka taagan degmada Guriceel
Post

Xiisad u dhaxeysa Beesha Ceyr oo ka taagan degmada Guriceel

La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen macallin Maxamuud ayaa boggiisa X (Twitter) ku shaaciyay in hadda aysan jirin wax wada hadal ah oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Xuseen Macallin waxa uu caddeeyay in wada-hadal kasta oo suuragal ah uu u baahan yahay Al-shabaab inay buuxiyaan shuruudo gaar ah oo uu Madaxweynaha ku xira, oo...

Xuutiyiinta oo sheegtay masuuliyadda weerar ka dhacay biyaha Badda cas.
Post

Xuutiyiinta oo sheegtay masuuliyadda weerar ka dhacay biyaha Badda cas.

Sanca (Raxanreeb )- Kooxaha Xuutiyiinta ee ka dagaalamaya Yeman ayaa qaaday talaabooyin kale oo dheeraad ah oo ka dhan ah Maraakiibta ganacsi ee isticmaalaya  Badda cas. War ka soo baxay kooxahan ayaa lagu sheegay in iyaga ay leeyihiin masuuliyadda weeraro ka dhacay gacanka cadmeed ee lagu qaaday maraakiib  ganacsi. Xuutiyiinta ayaa sheegay in ay sidoo...

GAZA : Ciidanka Israa’iil oo 8 qof ku xirtay daanta- Galbeed.
Post

GAZA : Ciidanka Israa’iil oo 8 qof ku xirtay daanta- Galbeed.

GAZA (Raxanreeb )- Sida ay ku warameen dad goobjoogayaal ciidanka israa’iil ayaa qaaday talaabooyin dheeraad ah oo ka dhan ah shacabka Falastiiniinta ee ku nool daanta- galbeed. Waxaa la soo warinayaa in askarta  Israa’iil daanta galbeed ee la haysta ee dhulka Falastiin ay ku xireen in ka badan  8 qof oo ay caruur ku jiraan....