Riyadh (Raxanreeb ) -Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Talaadadii sheegtay in xujeydu ay filan karaan heer kul daran oo gaaraya 44 darajo Celsius (111 Fahrenheit), inta lagu guda jiro xilliga Xajka. Madaxa Xarunta Qaranka ee Saadaasha Hawada, Ayman Gholam, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku yiri. “Cimilada la filayo ee Xajka ee sanadkan waxay ka...
Month: June 2024
WARCUSUB : Iska hor imaad khasaare gaystay oo ka dhacay Boosaaso.
Bosaaso (Raxanreeb )- Iska hor imaad ayaa lagu soo waramayaa maanta oo Arbaca ah uu ka dhacay magaalada bosaaso ee gobolka Bari halkaas oo dhimasho iyo dhaawac ka dhashay. Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa sheegaya in illaa qof oo midi uu shacab yahay ay ku dhaawacmeen iska hor imaad dhex...
Joe Biden oo soo saaraya amarro culus oo dhanka socdaalka ah.
NewsYork (Raxanreeb )- Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Salaasadii saxeexay amar fulineed oo lagu xakamaynayo tirada muhaajiriinta magangelyo doonka ah ee ka soo gudbaya xuduudda u dhexeysa Maraykanka iyo Mexico. Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalkan Maraykanka ayaa sheegay in madaxweyne Biden uu aaminsan yahay in la sugo ammaanka xuduudda, taasina ay tahay sababta...
Madaxwaynaha Galmudug Qoorqoor oo wasiirro cusub magacaabay.
Cadaado (Raxanreeb )- Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya maamulkiisa. Madaxwayne Qoor Qoor ayaa soo magacaabay lix wasiir oo cusub, kuwaas oo kala ah 3 wasiir, 2 wasiiru-dowle iyo 1 wasiir ku xigeen Xubnaha cusub ee la magacaabay ayaa kala ah: Sida lagu shaaciyey wareegto ka...
Roobow miyuu dhacay lacagta Xajka ee sanadkan ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan la qaatay madaxda u adeegayso xujayda Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa ku ammaanay madaxda shirkadaha xambaara xujayda iyo Guddiga madaxda ka ah u adeegida xujayda Soomaaliyeed,Muddad labada sannada ah oo sanad hadda lagu jiro shaqadiisa. “Ilaahay subxaana watacaalaa ayaan ugu...
Xaaska ra’iisul wasaaraha Spain oo looga yeeray maxkamad kiis musuq-maasuq
Maxkamad ku taalla Madrid ayaa Talaadada soo saartay amar ah in xaaska Ra'iisul Wasaare Pedro Sanchez ay hor timaado 5-ta Luulyo, taasi oo qeyb ka ah baaritaan musuq-maasuq oo horudhac ah oo ku saabsan xiriiradeeda ganacsi.
Banki caan ah oo loo hyasto in uu taageero argagixiso
Banki laga leeyahay dalka Britain ayaa ka baxsaday dacwada la xiriirta in uu fududeeyey qorshe malaayiin Doollar oo lacag ah loogu gudbiyey kooxo taabacsan argagixiso.
Sawirro: Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Seoul ee dalka South Korea.
Rag Puntland dil ka gaystay oo laga soo qabtay xadka Soomaaliya & Kenya.
Muqdisho (Raxanreeb )- Taliska Ciidanka Booliska maamul goboleedka Jubaland ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku soo dhigeen eedaysanayaan dil ka soo gaystay deegaano ka mid ah Puntland. Eedeysanayaashan ayaa la sheegay in ciidanka amniga Jubbaland ay ku soo qabteen xaduuda dalalka iyo Soomaaliya iyo Itoobiya. Hay’adaha amniga Jubaland, gaar ahaan Taliska Qaybta Booliska...
Strong evidence that Ethiopia committed genocide in Tigray war: Report
There is compelling evidence that Ethiopian forces committed genocidal acts during the Tigray war, a new report has concluded. Issued on Tuesday by the United States-based New Lines Institute, the 120-page draft quotes multiple, widespread and credible independent reports that Ethiopian forces and their allies carried out “acts constituting the crime of genocide” during the...








