Day: July 2, 2024

Home » Archives for July 2, 2024
SHacabka Soomaaliyeed Dabka Ha qaado hana difaacdo dalkiisa! W/Q  Axmed-Yaasin Max’ed Sooyaan
Post

SHacabka Soomaaliyeed Dabka Ha qaado hana difaacdo dalkiisa! W/Q Axmed-Yaasin Max’ed Sooyaan

Sidee bay maan gal u tahay in Golaha Ammaanka (UN Security Council) uu si buuxdo oo waliba aad moodo dalka inay iyagu leeyihiin go’aan uga gaaraan arrimaha Soomaaliya haddana marna xad gudubka Itoobiya ee Soomaaliya aysan abbaartii ay ka mudneyd ka istaagin?!…Arrintaas waan hubaa shacabka Soomaaliyeed inay ku baraarugsanyihiin!…Sidee bay ku dhacday in Golaha Ammaanka...

” Nin Cadaan ah ayaa diyaarad gaar ah siiyay Xasan Sheekh lama yaqaan wuxuu ku siiyay “.
Post

” Nin Cadaan ah ayaa diyaarad gaar ah siiyay Xasan Sheekh lama yaqaan wuxuu ku siiyay “.

Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay in si –gaar ah loo siiyay diyaarad uu isaga u gaar ah . Hadalkan waxaa ka shifay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah mudanayaasha Barlamaanka aadna u dhaliila dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh. Waxa uu sheegay siyaasigan in ilaa  iyo hadda aan...

DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray furimaha dagaalka Sh/Dhexe
Post

DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray furimaha dagaalka Sh/Dhexe

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa garay deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeelaha dhexe. Madaxweynaha ayaa Saraakiisha hoggaamisa ciidamada Xoogga dalka ee deegaanka ku sugan ka dhegeystay warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray argagixisada, warbixinta ciidamada ay hoggaamiyaan iyo qorshaha waqtiga kooban ee Al-Shabaab looga xoreynayo...

SOMALILAND  : Ma doonayso sii socoshada wada-hadalka DFS & Itoobiya.
Post

SOMALILAND  : Ma doonayso sii socoshada wada-hadalka DFS & Itoobiya.

Hargaysa (Raxanreeb)-  Xukuumadda Somaliland ayaa walaac – ka qabta wada- hadalada  u dhaxeeya dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya ee looga hadlayo arrimaha badda. Heshiiska muranka dhaliyay waxaa wada – galay Somaliland iyo Itoobiya , taas oo ay ka carootay dowladda uu hoggaamiyo madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud. Magaalada Hargaysa waxa ka qabsoomay kulan dhaxmaray...

Xukun lagu riday Askari Xabad afka uga dhuftay Taliyihiisa.
Post

Xukun lagu riday Askari Xabad afka uga dhuftay Taliyihiisa.

Muqdisho ( raxanreeb) Dable Xoogga Maxamed Xiireey Maxamuud oo ka tirsan guutada Cali bin abii Daalib, ayaa loo soo xiray inuu dhaawac culus uu u geystay taliye unugiisa oo Xabad uu afka uga dhuftay, kaasi oo lagu magacaabo Dable xoogga Axmed Cabdullaahi Maxamed, falkaan ayaana ka dhacay degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan taariikhdu markii ay...

Post

Somalia at 64 Years: Where Are We Heading?

“Freedom is never dear at any price. It is the breath of life. What would a man not pay for living,” The words uttered by Mahatma Gandhi during his fight for freedom. These words serve as a poignant reminder of the struggles and sacrifices our forefathers endured in their pursuit of liberty. On June 26,...