Ciidamada xoogga dalka Soomalaiyeed oo kaashanaya kuwa degaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda ayaa weli waxaa ay howlgallo xoogan ka wadaan degaano hoostaga degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen Xubno katitsan Al-Shabaab. Ciidamada ayaa sigaar ah howlgallada uga fuliyay degaanka Winiile ee Gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal geystay...
Month: July 2024
In ka badan 60 ruux oo Hal Goob lagu dilay
In ka badan 60 qof oo Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen dumar iyo carruur yar yar ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay, duqeyn ay ciidamada Isra’il Talaadadi shalay ilaa xalay saqdi dhexe ku beegsadanayeen koofurta iyo bartamaha Gaza. Meelaha ay ciidanka Isra’il gantaallada ku garaaceen ayaa waxaa ka mid aheyd goobo ay Isra’il u...
DFS oo war ka soo saaratay gaadiid siday hub oo lagula wareegay Caabudwaaq.
Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay 24-saac ka dib ka hadashay hub fara badan oo u gacan galay dadka degmada Caabudwaaq. Qoraal ay soo saartay ayay ku faahhafaahisay dowladda hubkaas halka uu ka soo galay iyo hadda waxa ay ka damacsan tahay, HALKAAN KA AKHRISO :
Cabdiraxmaan ‘’ Dowladda ha qaado masuuliyada wiixi ka dhacay Caabudwaaq ‘’- Falcelin.
Muqdisho (Raxanreeb )- Siyaasiga Cabdiraxamaan Cabdishakuur ahna mudane ka tirsan Barlamaanka ayaa si adag uga hadlay hub fara badan oo galay gacanta shacabka degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud. Waxa uu yiri Cabdiraxmaan lagma aqbali karo madaxda dowladda inay isaga aamusaaan masiibada ka taagan degmada Caabudwaaq. ‘’Madaxda laanta fulinta ee Dowladda Federaalka, Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha...
SOOYAAL | Paul Kagame oo markale loo doortay madaxwaynaha Rwanda.
Kigali (Raxanreeb )- Madaxwaynaha Ruwanda Paul Kagame ayaa markii afraad noqday Madaxweynaha dalka Rwanda, isaga oo heley codad ka badan 99%, iyada oo aysan xataa 1% helin musharrixiintii la tartamay. Madaxwaynaha Rwanda ee markale la dootay ee Kagame wuxuu xilka hayaa mudd ku siman 24 sanno . Kagame, oo hogaaminayay jabhadda Jabhadda Patriotic Front ee...
JUBBALAND | magaalada Kismaayo oo lagu toogtay 5 nin oo ka tirsnaa AS.
Kismaayo (Raxanreeb )- Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo ka tirsanaa kooxda Argagixisada kuwaas oo horay magaalada Kismaayo uga gaystay dilal kala duwan. Xubnahan ayaa ka qeyb ahaa sida Maxakamdu ay sheegtay kooxda Al- Shabaab isla maraana u qaabilsanaa dilalka qorshaysan ee madax jabiska. Gacan...
Muxuu daarnaa socdaalka Guddoonka Barlamaanka Puntland ku tagay Qardho ?
Qardho (Raxanreeb )- Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada DPL Mudane Maxamed Baari Shire oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada ayaa Kormeer iyo xog waran guud ku soo maray Magaalada Qardho. Weftiga Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka waxaa ku soo dhaweeyey Qardho Guddoomiyaha Gobolka Karkaar, Duqa Degmada, Taliyaha qaybta Booliiska iyo xubno kale. Waxaana weftigu ay...
Puntland oo khatar amni ku sheegtay hub itoobiya laga keenay oo u gacan galay shacab.
Garoowe (Raxanreeb )- Shalay degmada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud waxaa la soo galiyay hub aad u fara badan oo sababay iska hor imaad dhaxmaray dadka deegaanka iyo Ciidanka Dowladda Soomaaliya. In ka badan 10 qof ayaa ku geeriyootay – halka tiro intaas ka badana ay ku dhaawacmeen sida ay sheegeen dadka deegaanka oo nala hadlay....
Laamaha Amniga oo soo furtay Dad afduub loo heystay
Laamaha amaanka Degmada Wanlaweyn oo maanta soo furtay dad afduub ahaan loo heystay iyo gaari degmada laga aftuubtay. Howlgalkan ayaa ka dhacay degaanka Haakow oo gaari iyo dadka lagu heystay dhowr qof oo aftuubnaa ayaa lasoo badbaadiyey. Qaar kamid kooxda aftuubka geysatay iyo hubkooda ayaa gacanta lagu dhigay. Howlgalkan waxaa hogaaminaayey taliyaha booliska degmada Cabdalla...
Taliyaha Xabsiga Dhexe oo Sbaqada laga joojiyay
Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa shaqada ka joojiyey taliyihii Xabsiga dhexe General Daahir Cabdulle Raage ka dib dhacdadii Xabsiga dhexe ee sababtay Dhimashada ku dhawaad 10 ruuux. Taliyaha ayaa xilkaas si KMG ah ugu magacaabay Sarkaalka lagu magacaabo General Maxamed Xuseen Axmed, dhanka kalena waxaa uu guddi u magacaabay baarista kiiskii Xabsiga...









