Ciidanka xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan Al-Shabaab ka wada bariga gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen wadada isku xirta deegaanada Mesagawaay iyo Baraag Sheekh Caamir. Al-Shabaab ayaa doonayey in miinooyinkaas ay ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah ee ku safra wadadaas, balse Ciidanka Qaranka ayaa ka hortegay, iyagoo soo...
Month: July 2024
Dhacdo naxdin leh: Nin Muqdisho ku dilay Xaaskiisii hore iyo Hooyadeed
Waxaa xalay xaafad katirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ka dhacay fal dad badan ka argagaxeen, kaddib markii nin la sheegay in uu ahaa askari uu dil u geestay xaas ay horey u kala tageen iyo sidoo kale hooyadeed, kaddib markii uu ku weeraray gurigooda. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in ninkan oo qoray ku hubeysnaa...
Dowladda oo jawaab ka bixisay hadalka la taliye hore Farmaajo
Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya , sidoo kale soo noqday lataliyaha Madaxweyne hore Farmaajo, ninka lagu magacaabo Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa sheegay hadal dad badan layaab ku noqday, kaa oo ahaa in talada dalka lagu wareejiyo Al Shabaab , si ay ula dagaallaan Itoobiya. Axmed Macalin Fiqo Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa qoraal uu...
Booliska Muqdisho oo xiray Gabar caan aheyd oo anshax darro lagu helay
Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in la xiray Faadumo Qaasin Maxamed oo loo yaqaano (Faadumo Kaftan). Qoraal kasoo baxay Taliska ayaa lagu sheegay in gabadhaan ay ku eedeysan tahay in ay ku kacday falal anshax-darro ah oo liddi ku ah diinteena suuban iyo dhaqanka wanaagsan ee umadda Soomaaliyeed. Booliska Soomaaliya ayaa...
Madaxweyne hore Trump oo dil ka badbaaday
Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa gelinki danbe ee shalay sheegay in uu dhaawac kasoo gaaray dhagta midig, kaddib marki uu qof hubeysani rasaas u soo furay dhankiisa, xilli uu khudbad ka jeedinayay isu soo bax dadweyne oo qeyb ka ahaa ololaihiisa doorashada, gudaha gobolka Pennsylvania. Trump waxay rasaasta kaga dhacday qeybta sare ee...
Weerarkii xabsiga dhexe oo la soo afjaray & shan ka mid ah AS oo la dilay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay soo afmeereen howlgalka maxabiis ka dhex dagaalantay Xabsiga Dhexe ee Xamar Sida ciidanka ay ku warameen waxa , la toogtay 5 nin oo isku dayey inay dagaalamaan. Taliska Asluubta ayaa soo bandhigay meydadka ragga isku dayey inay qal-qal geliyaan amniga Xabsiga, waxaana la sheegay in...
DEG-DEG : Dagaal toos ah oo ka socda gudaha Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xabsiga dhexe ee Xamar ay ka dhex socoto is rasaaseyn u dhaxaysa ciidamada illaalada iyo maxaabiis hubaysan. Wararku waxay sheegayaan in dagaalka uu ka bilowday qarax laga maqlay gudaha xabsiga waxaana xigay rasaas toos ah . Dowladda Soomaaliya ilaa iyo hadda wax war ah ma aysan ka...
Itoobiya oo dhawaan qaadeysa tallaabo ka careeysiisa Dowladda Soomaaliya
Dawlada itoobiya oo sheegtay in xuduudaha wadamada la dariska ah la xiri doono maalinta sida rasmiga loo sexiixayo heshiiskii taariikhiga ah oo ay la gashay Somaliland. Afhayeenka Dawlada Itoobiya ayaa sheegay in dhawaan shaacin doonaan wakhtiga la dhamaystirayo heshiiska Is-Afgarad ee MOUga ay wada galeen Somaliland iyo Itoobiya Sarkaalkan oo afhayeen u ah Dawlada Itoobiya...
diyaaradda Egypt Air oo 30 sano kadib duulimaad ka billaawday Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashisha Caalamiga ah ee XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Masar Badar Cabdulcaadi oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Wasiir Fiqi oo Shir-Jaraa’id qabtay ayaa faah faahiyay muhiimadda ay tallaabadan u leedahay xoojinta xiriirka labada dal, isagoo xusay in bilaabista...
Dowladda Soomaaliya oo Canshuur nooc cusub ka billaabeysa dalka
Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay canshuur cusub bixiyaan, taas oo ah mid toos ay wasaaraddu uga goosan karto dhaqdhaqaaq kasta oo maaliyadeed oo lamariyo lacagaha danabeysan. Ma sheegin in bulshadu adeegyo ay helayaan, haddii ay canshuurtan bixiyaan, kaliya wuxuu amray in lacagta la baxsho, lalana shaqeeyo xubnaha...









