Hargaysa (Raxanreeb)- Xukuumadda Somaliland ayaa walaac – ka qabta wada- hadalada u dhaxeeya dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya ee looga hadlayo arrimaha badda. Heshiiska muranka dhaliyay waxaa wada – galay Somaliland iyo Itoobiya , taas oo ay ka carootay dowladda uu hoggaamiyo madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud. Magaalada Hargaysa waxa ka qabsoomay kulan dhaxmaray...
Month: July 2024
Xukun lagu riday Askari Xabad afka uga dhuftay Taliyihiisa.
Muqdisho ( raxanreeb) Dable Xoogga Maxamed Xiireey Maxamuud oo ka tirsan guutada Cali bin abii Daalib, ayaa loo soo xiray inuu dhaawac culus uu u geystay taliye unugiisa oo Xabad uu afka uga dhuftay, kaasi oo lagu magacaabo Dable xoogga Axmed Cabdullaahi Maxamed, falkaan ayaana ka dhacay degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan taariikhdu markii ay...
Somalia at 64 Years: Where Are We Heading?
“Freedom is never dear at any price. It is the breath of life. What would a man not pay for living,” The words uttered by Mahatma Gandhi during his fight for freedom. These words serve as a poignant reminder of the struggles and sacrifices our forefathers endured in their pursuit of liberty. On June 26,...
Tax hike protests in Kenya killed at least 39 people, says rights watchdog
At least 39 people have been killed in recent anti-government protests in Kenya, says the national rights watchdog, as activists gear up for a new round of protests this week. The toll, announced on Monday by the Kenya National Commission on Human Rights (KNCHR), is almost double the figure previously disclosed by the government for...
DEG- DEG : Dastuurka Jubbaland oo la bedelay & Axmed oo soo laaban doono.
Kismaayo (Raxanreeb )- Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland oo goordhow isugu yimid kulan aan caadi aheyn oo ku saabsan wax-ka-bedelka Dastuurka ayaa u coddeeyay ansixinta wax ka bedelka qodobo ka mid ah Dastuurka dowlad goboleedkaas. Mid ka mid ah qodobada wax ka bedelka lagu sameeyay ayaa waxaa ka mid ah qodobka 70aad ee Dastuurka Jubbaland, kaasoo...
Saddex ruux oo aano qabiil loogu dilay Galmudug iyo xiisad ka dhalatay
Koox hubaysan ayaa saakay aano qabiil u dishay 3 Nin oo kasoo jeeda dagmada Cabudwaaq ee Waqooyig gobolka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug. Ragga dilka gaystay ayaa sida wararku sheegayaan kasoo jeeda dagmada cadaado. Dhacdadaan ayaa ka dhacday deegaanka dalsan oo u dhow degmada Cabudwaaq , dilkaan ayaa salka kuhaya aano qabiil. Dhowrkii sano ee...
Itoobiya oo xog cusub ka bixisay wada-hadallada ay la yeelatay dowladda Soomaaliya
Turkiga ( Raxanreeb) Dawladda Itoobiya ayaa ka hadashay markii u horeysay kulankii Wasiirada arrimaha dibada Soomaaliya & Itoobiya ku dhexmaray Ankara, sida lagu cadeeyey qoraal ka soo baxay Itoobiya. Itoobiya ayaa sheegtay in ay wasiirada labada dal oo ay dhexdhexaadinayso Turkiga, ay is weydaarsadeen daacadnimo, niyadsami & aragti horumar leh oo khuseeya khilaafka labada dal,...
Dowladda Ruto oo gabood falo lagu eedeyay & dibadbaxyo sii socon doona
Nairobi (Raxanreeb )- Magaalooyin waa wayn ee dalka Kenya waxaa ka dhacay dibadbaxyo rabashado watay oo loogu soo horjeeday canshuur kordhin ay samaysay dowladda. Waxaa hadda soo baxaya warar dheeraad ah oo la xiriira tirada dhimashada ee rabashadaha ka dhacay magaalooyinka dalka Kenya sida ay sheegayaan Hay’adaha xuquuqda Aadanaha. In ka badan 39 qof ayaa...
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo xasaanad siisay Donald Trump.
New York (Raxanreeb )- Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Isniitnii shalay soo saartay xakun xasaanad ballaaran siinaya madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, taasoo ka dhigan in dib u dhac uu ku imaan doono maxkamadeynta Trump ee kiiska rabshadihi ay qaar ka mid ah taageerayaashiisa ku weerareen xarunta Coongareeska horraanti sannadki 2021-ki. Dacwadda la xiriirta...
Villa Somalia oo si cajiib ah uga hadashay fashilka wada- hadalkii Soomaaliya & Itoobiya- Yaa eeda leh ?.
Madaxweynaha DowladdabFederaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay shir wasiirrada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Itoobiya ugu soo gabangaboobay magaalada Ankara kulankaas oo ay dowladda Turkigu garwadeenka ka ahayd ayItoobiya codsatay, islamarkaana ay Turkiga ka dalbatay inuu dhexdhaxaadiyo labada dal. Sidoo kale madaxweynaha ayaa qiray inay jiraan hadallo hoose oo guddiyo labada dal ka kala...







