Day: February 22, 2025

Diyaaraha Maraykanka oo duqeeyay goob la sheegay in ay joogeen Madaxda Daacish
Post

Diyaaraha Maraykanka oo duqeeyay goob la sheegay in ay joogeen Madaxda Daacish

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka oo taageeraya ciidamada Puntland, ayaa xalay duqeymo culus ku garaacay buuraha Calmiskaad, gaar ahaan godad la sheegay in ay ku sugnaayeen saraakiil iyo dagaallamayaal katirsan kooxda Daacish. Sida lagu cadeeyay war qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidanka difaaca Puntland ayaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka...