New York (Raxanreeb online) – Madaxweynaha markale dib loo doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in isbeddelkii ugu weyn ee siyaasadda Mareykanka uu ku wajahnaa Bariga Dhexe muddo tobanaan sano ah, waxa uuna xusay in Maraykanku uu doonayo in uu la wareego Marinka Gaza. Sidoo kale, Trump ayaa laba jibaaray soo jeedinta lagu doonayo...
Day: February 5, 2025
Ciidanka Puntland oo guulo muhiim ah ka gaaray dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidamada howlgalka ciribtirka argagixisada Puntland ayaa howlgal culus kawada buuraha Calmiskaad, gaar ahaan aagga togga Jeceel oo shalay dagaallo xooggan ka dhaceen. Sidoo kale, Saraakiisha hor kaceysa dagaalka ayaa sheegay in jab xooggan ay gaarsiiyeen Daacish, waxa ayna sheegeen in ay wadaan howlgal sifeyn ah oo ay kusoo afjarayaan firxadka kooxda...
Xirintaanka Hay’adda USAID ee Mareykanka oo sababtay dagaal dhexmara Ilahaan Cumar & Elon Musk
New York (Raxanreeb online) – Maamulka Trump ayaa sheegay in mar kale xirayaan oo aanay shaqayn doonin xarunta dhexe ee Hay’adda Gargaarka Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) ee ku taalla bartamaha Washington DC, taasoo ka dhigan in shaqaalaha hay’adda laga hor istaagi doono inay galaan xarunta maalintii labaad iyadoo la qorsheynayo in hay’addan la xiro...
Ciidanka Puntland oo saakey dhowr jiho ah ka weeraray kooxda Daacish
Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidanka howlgalka ciribtirka argagixisada Puntland oo wada hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar dhawr jiho ah ku qaaday degaannada ay weli kooxda Daacish kaga harsan yihiin ee togga Jeceel. Sidoo kale, qaar kamid ah ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku qalabaysan hubka culus ayaa saaka ilaa afar jiho...
DEG DG: Dagaal culus ayaa ka qarxay degmada Baardheere ee gobolka Gedo
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dagaal culus ayaa saakey aroortii ka qarxay Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo waxaana ku dagaalamaya laba Ciidan oo kala taageersan Jubbaland iyo DF. Sidoo kale, dagaalka oo ah mid xoogan ayaa goordhow ka qarxay bartamaha magaalada, waxaana labada ciidan ay isku hayaan gacan ku heynta degmadaasi. Dhanka kale, dadka deegaanka ah...
WARCUSUB | dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Baardheere , GEDO.
Baardheere (Raxanreeb ) –Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad-Goboleedka Jubbaland, ayaa saaka ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo dhashay khasaara dhimasho & dhaawac uu ka dhashay. Goobjoogayaasha ku sugan degmada Baardheere ayaa sheegaya in dagaalka ay ku dhinteen xubno muhiim ah , saraakiil iyo askar labada dhinac ah , maadama ...