Day: February 11, 2025

Home » Archives for February 11, 2025
Aaden Madoobe oo kulan laqaatay guddi ka socday ganacsatada gobolka Banaadir
Post

Aaden Madoobe oo kulan laqaatay guddi ka socday ganacsatada gobolka Banaadir

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ganacsatada Soomaaliyeed, oo dhibane u ah dowladda Soomaaliya kaddib markii lagu soo rogay canshuuro tiro beel ah. Sidoo kale,  ganacsatada ayaa Guddoomiyaha la wadaagay cabasho ay qabeen maadaamaa dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ay xirnaayeen suuqyada ganacsi...

Iska hor imaad khasaare dhaliyay oo ka dhacay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir
Post

Iska hor imaad khasaare dhaliyay oo ka dhacay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir

Muqdisho (Raxanreeb online) – Faahfaahino kala duwan  ayaa laga kasoo baxaya dagaal galabta ka dhacay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir. Sidoo kale, dagaalka oo u dhexeyey ciidamada amaanka ee dowladda iyo rag hubaysan oo uu hoggaaminayey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska. Dhanka kale, dagaalka ayaa ka bilowday muranka guri ku yaalla Waaxda Neero ee degmada...

Militias Withdraw from Luuq, Fears of Renewed Fighting Persist
Post

Militias Withdraw from Luuq, Fears of Renewed Fighting Persist

Luuq, Gedo Region (SMN) – The streets of Luuq are quiet once again, but the scars of two days of fierce fighting remain. Government forces now control the district, and while the gunfire has stopped, tension lingers. Reports suggest that militia groups have withdrawn to the outskirts, but their presence keeps the town on edge,...

Kooxah RSF ee ka dagaalama gudaha Suudan oo u muuqdo in ay sii dabar go’ayaan haatan
Post

Kooxah RSF ee ka dagaalama gudaha Suudan oo u muuqdo in ay sii dabar go’ayaan haatan

Khartuum (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda Suudaan, Cali Yuusuf Axmed ayaa magaalada Qaahira ka sheegay in dagaalka daba-dheeraaday ee Suudaan uu ku dhowyahay heer gabagabo ah, isagoo sabab uga dhigay guulo la taaban karo oo militeriga ay ka gaareen kooxda RSF, ee ku sugan caasimadda Khartuum. Sidoo kale, Ciidanka militariga Suudaan, ayaa tan iyo...