Day: February 27, 2025

Home » Archives for February 27, 2025
Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay Warshaddi gantaalada ku sameysan jiree Daacish
Post

Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay Warshaddi gantaalada ku sameysan jiree Daacish

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Ciidamada difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay 2000 oo gantaal oo kooxda Daacish ay sameysteen, kuwaas oo ay doonayeen in ay waxyeello ugu geysteen shacabka Puntland. Sidoo kale, gantaalada ayaa argagixisadu ku diyaarinaysay xarunta ku taalla agagaarka deegaanka Dhasaan oo argagixisadu ku lahayd saldhig weyn, halkaas oo maalin kahor la wareegeen...

Ra’iisul Wasaare Abiya Axmed iyo Wafdigiisa oo soo gaba-gabeeyay safarkoodi Muqdisho
Post

Ra’iisul Wasaare Abiya Axmed iyo Wafdigiisa oo soo gaba-gabeeyay safarkoodi Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kula yeeshay kulan gaar ah Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo safar shaqo ku yimid dalka. Sidoo kale, kulanka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, iyagoo kawada hadlay sidii loo xoojin lahaa...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo soo saaray bayaan wadajir ah kaddib booqashadii Abiy Axmed
Post

Soomaaliya iyo Itoobiya oo soo saaray bayaan wadajir ah kaddib booqashadii Abiy Axmed

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya bayaan wadajir jir ah, kaddib booqashadii maanta uu Muqdisho ku ymid Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Bayaanka ayaa lagu sheegay in booqashada Abiy Axmed ay daba socota wadahadallo xiriir ah oo labada dhinac dhexmaray bilihii la soo dhaafay kaasi oo lagu hagaajinta xiriirka laba geesoodka ah ee...

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo Muqdisho kasoo degay iyo wararkii ugu dambeeyay
Post

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo Muqdisho kasoo degay iyo wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Sidoo kale, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka ugu tegay Abiy iyo wafdigiisa, halkaas oo uu sidoo kale salaan sharaf uga qaatay...

Dagaal xooggan oo hadda ka socda degmada Balcad
Post

Dagaal xooggan oo hadda ka socda degmada Balcad

Balcad ( Raxanreeb Online ) Wararaka ka imaanaya  degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegaya in saakay halkaasi uu ka socda dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo kooxda Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii dagaalamayaal katirsan Shabaab ay weerar ku soo qadeen fariisimo ay ciidanka dowladda ku lee yihiin Buunadada magaalada, waxaana la...

Waddooyinka muhiimka ee Muqdisho oo xiran iyo Abiy Axmed oo ku soo wajahan dalka
Post

Waddooyinka muhiimka ee Muqdisho oo xiran iyo Abiy Axmed oo ku soo wajahan dalka

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta xiran qaar kamid ah waddooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, waxaa la soo dhoobay ciidamo kala duwan oo katirsan dowladda, oo gaadiidka iyo dadweynaha u diidaya isticmaalka wadada. Sababta keentay in la xiro waddooyinka, ayaa waxa ay tahay in maanta Muqdisho, uu ku soo wajahan yahay Ra’iisul...