Day: February 18, 2025

Home » Archives for February 18, 2025
Koox dakhli uruurinta uqaabilsaneyd kooxda Daacish oo lagu qabtay magaalada Bosaaso
Post

Koox dakhli uruurinta uqaabilsaneyd kooxda Daacish oo lagu qabtay magaalada Bosaaso

BOOSAASO (Raxanreeb online) –  Xubnihii ugu badnaa ee dakhli ururinta u qaabilsanaa kooxda ISIS oo Boosaaso lagu qabtay. Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari G/sare, Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo ka warbixiyay Hawlgallada Amni ee ka socda magaalooyinka Gobolkaasi ayaa sheegay in ay Boosaaso ku qabteen xubno badan oo dakhliga u ururin jiray kooxaha Daacish. Sidoo kale,...

Madaxweyne Cirro oo kulan laqaatay guddoomiyeyaasha gobolada iyo degmooyinka
Post

Madaxweyne Cirro oo kulan laqaatay guddoomiyeyaasha gobolada iyo degmooyinka

Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cirro ayaa kulan muhiim ah la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada Somaliland, kulankaasi waxa uu ahaa mid is-xog waraysi ah laguna dar-dar galinaayey nidaamka dawladnimo, xoojinta nabadda, bixinta adeegyada bulshada, iyo sidii wax looga qaban lahaa arrimaha mudnaanta u leh maamulka oo ay wadajirka iyo walaalaynta bulshadu saldhig...

Sargaal katirsan boliiska Soomaaliland oo Toorey lagu dilyay + Sababta keentya dilka
Post

Sargaal katirsan boliiska Soomaaliland oo Toorey lagu dilyay + Sababta keentya dilka

Hargeysa (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sargaal katirsanaa ciidanka booliiska maamulkaasi, kaddib markii khilaaf uu soo kala dhax galay sargaalka iyo askari ilaalo u ahaa Wararka ayaa intaasi ku daryay in taliyihii saldhigga degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland...

Dowladda oo sheegtay in horjooge katirsan Al-Shabaab lagu dilay Ceelbuu
Post

Dowladda oo sheegtay in horjooge katirsan Al-Shabaab lagu dilay Ceelbuu

Ceelbuur (Raxanreeb online) – War laga baahiyay warbaahinta dowladda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in howlgal khasaare geestay laga fuliyay xalay guri kuyaalla degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay Al-shabaab maamulaan xarun weyna u ah. Sidoo kale, Warbaahinta dowladda warka lagu daabacay ayaa lagu sheegay in la weeraray guri Ceelbuur ka deganaa sargaalka madaxda...

Sacuudiga iyo Mareykanka oo isku mari waayay arrinta Gaza
Post

Sacuudiga iyo Mareykanka oo isku mari waayay arrinta Gaza

Riyaad ( Raxanreeb Online) Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa Isniintii shalay gaaray dalka Sacuudiga, isagoo madaxda Boqortooyada Sacuudiga kala hadlaya xabad joojinta Isaa’iil iyo Xamaas iyo masiirka Marinka Gaza hadii dagaalka la soo afjaro. Dibloomaasiga sare ee cusub ee Mareykanka ayaa la kulmay Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Xiliga uu furmaayo kalfadhiga baarlamaanka oo la shaaciyay
Post

Xiliga uu furmaayo kalfadhiga baarlamaanka oo la shaaciyay

Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoonka labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulamo wadatashi ah ka yeeshay furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka ayaa go’aamiyey in si rasmi ah kalfadhiga loo furo maalinta Sabtiga ah ee soo socota oo ku beegan 22-ka Febraayo 2025. Sidoo kale, Furitaanka kalfadhigga lixaad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

Trump oo sabab unoqonaya in dalalka reer Yurub xaalku kusii xumaado xiligaan
Post

Trump oo sabab unoqonaya in dalalka reer Yurub xaalku kusii xumaado xiligaan

Paris (Raxanreeb online) – Madaxda reer Yurub ayaa yeeshay wada-hadal deg deg ah oo ay ku yeelanayaan magaalada Paris ee xarunta Faransiiska iyaga oo ku baaqay in sare loo qaado kharashaadka difaaca si kor loogu qaado awooda difaaca ee qaaradda. Sidoo kale, waddamada reer Yurub hoggaankood ayaa waxay ku kala qaybsameen suurta galnimada in ciidamo...