Day: February 12, 2025

Home » Archives for February 12, 2025
Somali MP Accuses President Mohamud of Concealing Agreement with Ethiopia
Post

Somali MP Accuses President Mohamud of Concealing Agreement with Ethiopia

MOGADISHU, Somalia – Somali parliamentarian Daahir Amiin Jesow has accused President Hassan Sheikh Mohamud of misleading the Somali public by withholding details of an agreement reached with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed. Speaking on Wednesday, Jesow criticized the president for allegedly fostering anti-Ethiopian sentiment among Somalis while secretly engaging in negotiations with Ethiopia. He claimed...

Soomaaliland oo sheegtay in markale ay dib ugu soo laabatay masraxa caalamiga ah
Post

Soomaaliland oo sheegtay in markale ay dib ugu soo laabatay masraxa caalamiga ah

Hargeysa (Raxanreeb online) – Maamulka gooni isutaaga ah ee Somaliland, ayaa dalka Imaaraadka Carabta uga qeyb galay shir ay dalal kala duwan kasoo qeyb galeen, waxa ayna halkaasi ka heleen fursado ay dalal iyo hay’ado ugu soo bandhigaan aqoonsiga maamulka Somaliland. Sidoo kale, wasiirka madaxtooyada Somaliland Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in  Somaliland ay dib...

Booliska dalka Talyaaniga oo bilaabay howlgalo lagula dagaalamaayo Maafiyada Cosa Nostra
Post

Booliska dalka Talyaaniga oo bilaabay howlgalo lagula dagaalamaayo Maafiyada Cosa Nostra

Palermo (Raxanreeb online) – Booliska dalka Talyaaniga ayaa bilaabay howlgal ballaaran oo lagu sifeynaayo Maafiyada Sicilain ee magaalada Palermo, iyagoo soo saaray amarro xarig ah oo lagu soo qabanayo 183 qof oo lala xiriirinayo kooxaha Cosa Nostra. Sidoo kale, ku dhowaad 1,200 oo askari ayaa fulinaayo howlgalkan, taasi oo qeyb ka ah howlgalkan ayaana kusii...

Taliska Africom oo shaaciyay khasaaraha rasmiga ee duqeyn lagu dilay dagaalamayaal katirsan Daacish
Post

Taliska Africom oo shaaciyay khasaaraha rasmiga ee duqeyn lagu dilay dagaalamayaal katirsan Daacish

Calmiskaad (Raxanreeb online) – Dowladda Mareykanka ayaa markii u horreysay shaacisay khasaaraha ka dhashay weerarkii cirka ee kowdii bishan ay ka fuliyeen saldhigyo kooxda Daacish ku laheyd buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Sidoo kale, duqeynta ayey sheegtay Mareykanka inay ku dileen 14 xubnood oo ka tirsan kooxda Daacish, oo qofka ugu muhiimsan ee weerarka lagu...