Washington (Raxanreeb online) – Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Mareykanka, Yousef Al Otaiba ayaa taageerray qorshaha Trump ee barakicinta dadka Qaza. Sidoo kale, waxaa uu ku tilmaamay mid adag balse aan laga fursan karin inkasta qorshahan uu diidmo kala kulmay dalal badan oo caalamka ah, sabab la xiriirta Trump wuxuu xaqiijiyay inuu qaadanayo Qaza oo...
Day: February 13, 2025
In kabadan 20 qofood ayaa ku dhawaacantay shil gaari oo ka dhacay dalka Jarmalka
Munich (Raxanreeb online) – In kabadan 20 qof ayaa ku dhaawacantay oo qaarkood dhaawacoodu culus yahay, kaddib markii nin gaari xowli ku waday uu jiirsiiyay dad ku sugnaa magaalada Munich ee dalka Jarmalka, sida ay masuuliyiinta warbaahinta u sheegeen. Sidoo kale, maamulka magaalada ayaan faahfaahin ka bixin dhacdada ka dhacday meel u dhow faras-magaalaha Munich...
Maxkamadda degmada Waaberi oo xukun 2 sanno ah ku riday lamaane iska duubay muqaalo anshax xumo ah
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maxkamadda degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, ayaa 2 sanno oo xabsi ah ku xukuntay Nin iyo Xaaskiisa oo 124 muqaalo oo anshax xuma ah iska duumay, sida uu sheegay guddoomiyaha maxkamadda degmada Waaberi Abshir Cumar. Guddoomiyaha ayaa bulshada Soomaaliyeed uga digay in ay si qaldan u isticmaalaan Caamirooyinka iyo Moobilada lagu...
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay wasiirka deegaanka ee wadanka Muritaaniya
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, oo hoggaaminaya wafdiga Dowladda Soomaaliya kaga qeyb-galaya Madasha 6-aad ee Dalalka Carabta ee Yaraynta Khataraha Musiibooyinka ee ka socda dalka Kuwait, ayaa kulan la qaatay wafdiga dowladda Muritaaniya oo ay hoggaaminayso Wasiirka Deegaanka iyo Horumarka Waara, Mrs. Messouda Mint Baham. Kulankan labada wafdi ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga...
Duqeyn lagu dilay xubno katirsan Daacish oo laga fuliyay buuraha Calmiskaad ee G. Bari
Boosaaso ( Raxanreeb Online)- Bayaan kasoo baxay Taliska ciidamada Puntland, ayaa looga hadlay duqeymihii u dambeeyey ee diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen buuraha Calmiskaad ee lagu beegsaday xubno katirsan Daacish. Bayaanka kasoo baxay Ciidamada, ayaa lagu sheegay in lagu dilay duqeyntii xalay ka dhacay deegaanka Shebaab ee katirsan buuraha Calmiskaad lagu dilay 30 xubnoo oo katirsan...
Boosaaso oo aas wadaradeed loogu samayeey sarkaal iyo askari ku dhintay dagaalka Daacish
Bosaaso (Raxanreeb online) – Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, aas ballaaran loogu sameeyay sargaal katirsanaa ciidamada difaaca maamulka Puntland iyo askari kale oo lagu dilay howlgalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka socda buuraha Calmiskaad. Sidoo kale, howlgalka ka socda buuraha Calmiskaad ayaa lagu dilay gaashanle Farxaan Cabdulqaadir Xassan iyo Dable Xasan...
Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada ay ku yeesheen Muqdisho ?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxa ay ku yeesheen magaalada muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre. Kulanka golaha wasiirrada, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ka hadlayey xaaladdihii ugu dambeeyay ee dalka, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo horumarinta adeegyada bulshada. Sidoo kale, Golaha ayaa...
Xabbad-joojinta Gaza oo laga baqayo in ay burburto
Wasiirka Gashaandhiga Israa’iil ayaa Arbacadi wacad ku maray, in cadaab daran oodda laga qaadi doono, haddii Xamaas ay ku guul-darreysato sii deynta la heystayaasha dhammaadka todobaadkan. Tani ayaa ah hanjabaadi u danbeysay ee ka dhan ah Xamaas oo kasoo baxda Isra’aail, xilli dhex-dhexaadiyaasha ay ku dadaalayaan sidi ay u badbaadin lahaayeen heshiiska 42-ka maalin ah...
Trump oo soo afjaraayo dagaalka mudda dheero socdo ee Ukraine iyo Ruushka
Washington (Raxanreeb online) – Madaxweyne Trump ayaa Arbacadi sheegay, in uu si kala gooni gooni ah uu Arbacadi shalay khadka telefoonka kula hadlay, madaxweynayaasha Ruushka iyo Ukraine, Vladimir Putin iyo Volodymyr Zelenskiy, kuwaas oo uu sheegay in ay muujiyeen rabitaankooda ku aadan xal nabadeed oo laga gaaro colaadda u dhaxeysa labadaasi wadan.a Sidoo kale, Trump...