Day: February 8, 2025

Home » Archives for February 8, 2025
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo soo saartay ammar cusub oo ka dhan ah goobaha shaqada
Post

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo soo saartay ammar cusub oo ka dhan ah goobaha shaqada

Muqdisho (Raxanreen online) – Wasaarada shaqada & arrimaha bulshada ee DF ayaa soo saartay amar lagu socodsiiyay dhammaan loo shaqeeyayaasha inay goobahooda shaqada iyo shaqaalaha iney si rasmi ah isaga soo diiwaangeliyaan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. Sidoo kale, Wasaaradda ayaa sheegtay in isdiwaangelinta aysan aheyn wax lacag ah marka laga reebo shahaadada badqabka caafimaadka...

Wasiir Roobow oo ka hadlay dagaalka As lagula jiro isagoo ku baaqay in laga qeyb qaato
Post

Wasiir Roobow oo ka hadlay dagaalka As lagula jiro isagoo ku baaqay in laga qeyb qaato

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan xaaladda dalka iyo lacagaha baada ee kooxda Al Shabaab ka qaadaan ganacsatada. Sidoo kale, Abuu Mansuur oo suáallo laga weydiiyay arrimaha kooxda Al Shabaab ayaa...

Deeq horumarineed oo ka timid dhanka Imaaraadka Carabta oo soo gaartay Boosaaso
Post

Deeq horumarineed oo ka timid dhanka Imaaraadka Carabta oo soo gaartay Boosaaso

Boosaaso (Raxanreeb online) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeq laami ah oo loogu tala galay in lagu dhiso waddada xariirisa deegaanka Ceel-Daahir iyo magaalada Ceyrigaabo soo gaarsiisay magaalada dekada leh ee Boosaaso xarunta gobolka Bari. Sidoo kale, labo markab waa weyn oo waday laamigan loogu dereqay maamulka Puntland ayaa mid kamid ah kusoo xirtay dekadda...

Mogadishu Businesses Shut Down in Protest Against Unfair Government Taxes
Post

Mogadishu Businesses Shut Down in Protest Against Unfair Government Taxes

Mogadishu, Somalia – Businesses across Mogadishu shut their doors on Friday as traders launched a strike to protest what they describe as relentless and unjust taxation by the government. They argue that the increasing number of fees and levies, imposed without regard for the country’s struggling economy, is making it nearly impossible for them to...

Guddiga taakuleynta ciidanka Puntland oo beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay lafaafiyay
Post

Guddiga taakuleynta ciidanka Puntland oo beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay lafaafiyay

Garoowe (Raxanreeb online) – Sacaadihii lasoo dhaafay Waxaa baraha bulshada si weyn loogu faafiyay warar sheegayay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay adkeysay baasabooradii dibada loogu qaadilahaa ciidanka Puntland ee ku dhaawacmay dagaalka ay kula jiraan Daacish. Sidoo kale, qaar kamid ah askarta dagaalka ku dhaawacantay oo dhaawacyadooda dalka wax looga qaban waayay ayaa loo qaadayay...

Madaxda dalalka Rwanda iyo Congo oo Tanzania ku kulmaya xili xiisada ka dhex aloolsantahay
Post

Madaxda dalalka Rwanda iyo Congo oo Tanzania ku kulmaya xili xiisada ka dhex aloolsantahay

Congo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa Sabtida maanta ah dalka Tanzania kula kulmaya dhiggiisa madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo Felix Tshisekedi, iyadoo madaxda gobolku ay ka shirayaan si loo qaboojiyo colaadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo. Sidoo kale, Kooxda falaagada ah ee M23 oo ay dowladda Rwanda taageerto ayaa si...