Calmiskaad (Raxanreeb online) – Waxaa maanta qarax miino ah ku geeriyooday sarkaal, Maxamed Maxamuud Bootaan oo ka tirsanaa guutada Duufaan ee Ciidamada Daraawiishta Puntland. Sidoo kale, marxuum Maxamed Maxamuud Bootaan oo ku magac dheeraa (Jiib) ayaa ku geeriyooday qarax miino oo uu ka saarayay nawaaxiga degaanka Qurac ee togga Jeceel, halkaasi oo ciidamadu maanta ka...
Day: February 10, 2025
Shir looga hadlaayey howlgalka argagixisada Daacish oo ka dhacay magaalada Garoowe
Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Kulan ay yeesheen labada Gole ee maamulka Puntland kaas oo looga hadlaayey hawlgalka argagixisada Daacish looga sifeynayo Puntland ee ka socda buuralayda Calmiskaat. Sidoo kale, Shirkan ayaa lagu boggaadiyey guulaha laga gaaray hawlgalka wejiga koowaad iyo bilowga wejiga labaad, waxaana laga tacsiyeeyay ciidanka...
Ciidanka difaaca Puntland oo duqeymo ka geystay goobo ay ku dhuumaleysanaayeen Daacish
Calmiskaat (Raxanreeb online) – Ciidamada ladagaalanka argagixisada Puntland ee ku sugan furumaha hore dagaalka ee buuraha Calmiskaad, ayaa duqeymo culus ku garaacay goobo ay ay gabaad ka dhiganaayeen dagaalyahanno katirsan kooxda Daacish, kuwaa oo xilligan wajahaya xaalad adag. Sido kale, wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamada difaaca Puntland ey duqeymo culus ku garaacay agagaarka...
Somalia Stands in Strong Support of Saudi Arabia Amid Netanyahu’s Remarks
MOGADISHU [SMN] – The Somali government has firmly backed Saudi Arabia in response to recent remarks by Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, who suggested that the kingdom should allocate land for Palestinians. In an official statement, Somalia’s Ministry of Foreign Affairs expressed full solidarity with Saudi Arabia, describing Netanyahu’s comments as unacceptable. The government emphasized...
Puntland Military Steps Up Offensive Against ISIS, Forces Militants to Retreat
BOSASO – Puntland’s security forces are ramping up their offensive against ISIS strongholds, driving the militant group into retreat as clashes continue in key areas. Local officials report that ISIS fighters are fleeing from the battlefront, with some attempting to escape into neighboring territories. According to sources, militants abandoning their positions in the Calmiskaad Mountains...
Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hortimid in shacabka reer Gaza loosoo raro Somalia
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Soomaaliya si adag uga hortimid hadalkii Ra’iisul wasaaraha Israel ee ahaa in shacabka Falastiin loosoo rari doono dalka Sucuudiga halkaasna laga dhiso maamul u gaar ah. Sidoo kale, dowladda Soomaaliya ayaa si adag u diiday qorshayaal kasta oo lagu barakicinayo dadka Falastiiniyiinta, taasoo ah xadgudub weyn oo ka dhan ah...
Maxkamadda ciidamada Congo oo maxkamadeyneyso 75 askari oo furinta kasoo carartay
Congo (Raxanreeb online) – Xafiiska dacwad oogayaasha maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Congo ayaa Axaddii shalay sheegay, in maanta oo Isniin ah maxkamad lasoo saari doono ilaa 75 askari oo lagu eedeeyay in ay kasoo carareen dagaalka gobollada bari ee dalkaasi Congo. Sidoo kale, askartan ayaa looheystaa dacwad ah in ay isaga soo baxeen furimaha...