Gaalkacyo (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland ayaa soo saartay digniin adag oo ku saabsan in aysan magaalada Gaalkacyo aan lakeeni karin ama loo soo rari karin colaad beeleedda ka taagan degaannada galbeedka gobolka Mudug. Sido kale, Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud oo hadal ka jeediyay shir nabadeed oo Gaalkacyo uga furmay labada beelood ee...
Day: February 20, 2025
Kulan lagu taageerayay doorashooyinka Qof iyo Codka ah oo Muqdisho ka dhacay
Muqdisho (Raxanreeb online) – Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirweynaha Wacyigelinta Doorashada qof iyo codka ah, iyadoona ujeedkiisu ahaa sidii ay bulshada wax ugu baran lahaayeen Sooyaalka Doorashooyinkii soo maray dalka iyo fahamka Doorashooyinka tooska ah (Qof iyo Cod). Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi...
Hargeysa oo laga mamnuucay bandhig faneedyada iyo caweyska Hoteelada lagu qabto
Maroodi-jeex (Raxanreeb online) – War qoraal ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa laga mamnuucay in magaalada Hargeysa lagu qabto bandhig faneedyada ay qabtaan fanaaniinta iyo sidoo kale caweyska heesaha ee la qabto xilliyada habeenkii ah. Sidoo kale, guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex ayaa ku amray hoteelada kuyaalla magaalada Hargeysa in aan lagu qaban...
Burcadbadeed in Soomaaliyihiin latuhmaayo oo afduubtay Doon Kalluumeysi oo Yemeni ah
Eyl Puntland (Raxanreeb online) – Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in Burcad-badeed lagu tuhmaayo in ay Soomaali yihiin afduubteen Doon kalluumeysi oo Yemeni ah meel u dhow Xeebaha Geeska Afrika, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Yemen. Sidoo kale, War ay soo saareen EUNAVFOR Atalanta, oo ah ciidanka badda ee Midowga Yurub, ayaa lagu sheegay in weerarka...
Madaxweyne Deni ayaa soo saaray ammar lagu joojinaayo dal kugalka Ajaaniibta ee Puntland
Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray amar lagu joojinayo ajaanibta sharci la’aanta kusoo galeysa deegaannada Puntland, isagoo faray dhammaan hay’adaha ay khuseyso in ay ka howlgalaan arrintan. Sidoo kale, Siciid Deni ayaa amarkan sitoos ah ugu socodsiiyay wasaaradaha Amniga, Arrimaha Gudaha, Duulista Hawada iyo Dekedaha, isagoo qoraalkiisa ku...
NISA oo soo bandhigtay Sawirka iyo macluumaadka Horjooge ka tirsan Al-shabaab
Muqdisho (Raxanreeb online) – Taliska hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee (NISA) ayaa baahiyay sawirka iyo macluumaadka Horjooge lagu magacaabo Cabdullaahi Xasan Cabdi Cosoble oo loo yaqaano Wadaad, kaasoo kooxda Al-shabaab u qaabilsan waxay ugu yeeraan zakawaatka gobolka Banaadir. NISA ayaa shaacisay iney si weyn ay ugu raad joogto horjooge Cabdullaahi Wadaad oo ay...
Reysal Wasaare hore Maxamed Xuseen Rooble oo loo diiday qaadashada Baasboorka diplomaasiga
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xogo dheeraad ah oo an helnaya ayaa sheegaya in Reysal Wasaare hore Maxamed Xuseen Rooble laga hor istaagay safar uu rabay inuu ku tago dalka Koonfur Africa, halkaas oo ay casuumaad ugu fidiyeen jaaliyada reer Koonfur Africa. Sidoo kale, Reysal Wasaare hore Maxamed Xuseen Rooble ayaa ayaa la sheegay in uu...
Dagaal iyo qaraxyo ka dhacay gobolka Shabeellada Dhexe
JOWHAR (Raxanreeb online) – Dagaal u dhaxeeya ciidanka xoogga oo kaashanaya dadka deegaanka iyo AS ayaa ka dhacay deegaanka Ceel Cali Axmed oo ku yaalla duleedka magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii AS ay weerar qaraxyo ku billaawday ku soo qaadeen Saldhig ay ciidamada xoogga iyo Macawiisleyda ku...