Day: February 22, 2025

Home » Archives for February 22, 2025
Kooxda Xamaas oo wareejisay meydka Shiri Bibas oo u geeriyootay duqeyntii Isra’iil ee Gaza
Post

Kooxda Xamaas oo wareejisay meydka Shiri Bibas oo u geeriyootay duqeyntii Isra’iil ee Gaza

Gaza (Raxanreeb online) – Kooxda Xamaas ayaa wareyjisay meydka Shiri Bibas oo u dhalatay Israa’iil, taaS oo ku Baqtisay duqeymaha Israa’iil ka geesatay Gasa, waxaana wareejinta meydkan imaaneysaa kaddib markii Xamaas maalmo kahor wareyjisay meydad afar qof ay ku jirto meyd kale oo haweeneydan lagu qalday. Sidoo kale, Israa’iil ayaa sheegtay in meydka haweeneyda ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay sida ay uga go,an tahay in dalka ay ka dhacdo Doorashooyinka Qof iyo Cod
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay sida ay uga go,an tahay in dalka ay ka dhacdo Doorashooyinka Qof iyo Cod

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo dagaalka lagu jiro Al-shabaab iyo doorashooyinka Qof iyo Cod. Ugu horeen madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Guddoonka, Xubnaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare shaqadii baaxadda...

UK Ambassador to Somalia Commends Puntland’s Fight Against ISIS
Post

UK Ambassador to Somalia Commends Puntland’s Fight Against ISIS

Puntland (Raxanreeb Online)– The President of Puntland State, Said Abdullahi Deni, today received the United Kingdom’s Ambassador to Somalia, Michael Nithavrianakis. The meeting, attended by several members of Puntland’s Council of Ministers, focused on the ongoing counter-terrorism operations aimed at eradicating extremist groups in the region. Ambassador Nithavrianakis praised Puntland’s efforts in combating ISIS, emphasizing...

Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya oo Puntland ku boogadiyay dagaalka ay kula jirto Daacish
Post

Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya oo Puntland ku boogadiyay dagaalka ay kula jirto Daacish

Puntland ( Raxanreeb Online ) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Michael Nithavrianakis. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah golaha wasiirrada Puntland, ayaa looga hadlay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ka socda. Waxaana tallabadaasi boogadiyay saiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, isaga...

Taliyaha guutada 14-ka October oo beeniyay in Shabaab ay la wareegeen Ceel-baraf iyo deegaano kale
Post

Taliyaha guutada 14-ka October oo beeniyay in Shabaab ay la wareegeen Ceel-baraf iyo deegaano kale

Taliyaha guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka ayaa beeniyay  in  Al-shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Ceel-baraf iyo deegaanada kala ah Cadleey iyo Mir-taqwa oo katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ee maamulka Hir-shabeelle. Taliyaha Guutada 14-ka October G/sare nuur Farey, oo la hadlay warbaahinta dowladd ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay tahay ...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo booqday furimaha dagaalka
Post

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo booqday furimaha dagaalka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hir-shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta  booqday qaar ka mid ah Daraawiishta, Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ee dagaalka  adag la galay kooxda Al-shabaab. Safarka  Madaxweynaha waxaa ku wehlinayay  Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada Dhexe, saraakiil ciidan, waxa uuna kormeerkoodu u ahaa mid ciidamada loogu boorinayo in ay sare u qaadaan...

Somalia’s President Stands With Puntland Forces in Battle Against ISIS
Post

Somalia’s President Stands With Puntland Forces in Battle Against ISIS

Mogadishu (Raxanreeb Online) – In a heartfelt address during the opening of the sixth session of Somalia’s Federal Parliament, President Hassan Sheikh Mohamud spoke candidly about the nation’s political and security landscape, offering words of solidarity and hope to the people of Puntland. With a tone of both resolve and empathy, President Mohamud commended the...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay dagaalka Puntland kula jirto Daacish
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay dagaalka Puntland kula jirto Daacish

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo  khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay furitaanka kalfadhigga 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo mida ammaanka. Sidoo kale, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay dagaalka ay ciidamada Puntland...

Dalalka reer Yurub oo iska ilaalinaaya macluumaadka sirta ah in ay lawadaagaan Mareykanka
Post

Dalalka reer Yurub oo iska ilaalinaaya macluumaadka sirta ah in ay lawadaagaan Mareykanka

New York (Raxanreeb online) – Xulafada Maraykanka ee Yurub marka lagu daro NATO waxay raadinayaan habab ay ku ilaalinayaan macluumaadka sirta ah ee ay la wadaagayaan maamulka Madaxweyne Trump. Sidoo kale, dalalka Yurub ayaa la sheegay in ay cabsi ka qabaan qaar ka mid ah saraakiisha Sirdoonka Yurub in saraakiisha maamulka Trump, gaar ahaan Agaasimaha...