Day: February 23, 2025

Home » Archives for February 23, 2025
Magalaada Beyruut oo maanta lagu aasay hoggaamiyeyaashii kooxda Xisbullah
Post

Magalaada Beyruut oo maanta lagu aasay hoggaamiyeyaashii kooxda Xisbullah

Lubnaan (Raxanreeb online) – Aaska hoggaamiyihii sare ee ururka Xisbullah, Xasan Nasrallah iyo hoggaamiyihii ku xigay ee jagadaa qabtay, Hashem Safi al-Din oo labaduba ay Israa’iil dabayaaqadii sannadkii hore ku  dishay koonfurta Beirut ayaa lagu aasay caasimadda Lubnaan, halkaasoo kumannaan taageerrayaasha Xisbullah oo isaga kala yimid gobollada Lubnaan iyo dalal kale duwan ay ku sugnaayeen,...

U.S. Airstrikes Hit ISIS Hideout in Puntland’s Caal-Miskaad Mountains
Post

U.S. Airstrikes Hit ISIS Hideout in Puntland’s Caal-Miskaad Mountains

BOSASO [Raxanreeb] – In a coordinated effort with Puntland security forces, the U.S. Africa Command (AFRICOM) launched airstrikes targeting ISIS militants hidden in the rugged Caal-Miskaad mountain range in Somalia’s Bari region. The operation, which took place on February 22, marks another step in the fight against terrorism in the area. Local military officials reported...

Dowladda Itoobiya oo Muqdisho usoodirtay Taliyeyaasha Sirdoonka iyo Milateriga
Post

Dowladda Itoobiya oo Muqdisho usoodirtay Taliyeyaasha Sirdoonka iyo Milateriga

Muqdoisho (Raxanreeb online) – Taliyaha ciidanka Milateriga dalka Itoobiya Birhanu Julla  ayaa shalay booqasho ku yimid Muqdisho iyagoo kulan la qaatay madaxda ugu sarraysa laamaha ammaanka ee Soomaaliya. Sidoo kale, wefdiga Taliya oo ay qayb ka ahaayeen Agaasimaha Sirdoonka Itoobiya Ridwan Xuseen waxay kulan la qaateen dhiggooda Soomaaliya Odowaa Yuusuf Raage iyo Cabdillaahi Sanbaloolshe iyagoo...

Ciidanka Puntland oo qabsaday deegaano ay ku sugnayeen Daacish
Post

Ciidanka Puntland oo qabsaday deegaano ay ku sugnayeen Daacish

Boosaaso ( Raxanreeb Online ) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal ay  ciidanka Daraawiishta Puntland, ay ka sameyeen deegaano ku yaalla buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ee Puntland. Howlgalka ayaa la sheegay  in deegaano hor leh laga  saaray Khawaarijta Daacish ee ku dhuumaalaysanaysa buuraha Calmis-kaad ee gobolka Bari. Howlgalka oo ahaa mid dhowr jiho...

Soomaaliya iyo Cumaan oo iska kaa shanaaya sidii loodhisi lahaa Dekaddo & Dekadda Hobyo
Post

Soomaaliya iyo Cumaan oo iska kaa shanaaya sidii loodhisi lahaa Dekaddo & Dekadda Hobyo

Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka badda Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka, Dekedaha iyo Tiknoolijiyadda dowladda Cumaan Siciid Bin Xaamud. Sidoo kale, Kulanka labada Wasiir dhex maray ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dhisi lahaa dhowr dekedood oo ay kamid tahay Dekedda Hobyo, taas oo...

Duqeyn diyaaradeed oo lala beegsaday xubno katirsan Daacish
Post

Duqeyn diyaaradeed oo lala beegsaday xubno katirsan Daacish

Boosaaso ( Raxanreeb Online) War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlay howlgal duqeymo ah oo ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, kaasi oo laga fuliyay buuraha Calmiskaad ee Puntland. Duqeynta oo dhacday 22-ka Feberayo 2025,  ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday dagaalamayaal katirsan Daacish  oo  ku dhuumaalaysanayay Buuralayda Calmiskeed...

Yahuuda oo dib u dhigaysa sii deynta maxaabiista Falastiiniyiinta
Post

Yahuuda oo dib u dhigaysa sii deynta maxaabiista Falastiiniyiinta

Israa’iil ayaa sheegtay in ay si aan waqtigigeda la qeexin dib u dhigayso sii deynta in ka badan 600 oo maxaabiis falastiiniyiin ah, taas oo ah mid kale oo dib u dhac weyn ku keeni karta geeddi-socodka xabbad joojinta. Waxay timid ka dib markii lix la haystayaal Israa’iili ah oo ay ku jiraan afar la...